Golaha maxkamadaha islaamka oo la wareegay tiyeegloow

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Golaha maxkamadaha islaamka oo la wareegay tiyeegloow

Post by Lacageylacag »

La wareegista degmada Tayiglow ayaa ahmiyad gaar ah ugu fadhido golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed,waxaana mara magaaladaasi wadada isku xirta xadka Soomaaliya uu la wadaago dhulka Soomaali galbeed,waxa ayna la wareegisteeda soo afjareysa in ciidamo Tikree ah oo gurmad ah in ay soo maraan gobolka Bakool.

Sheekh Ibraahim Shukri oo xubin ka ah guddi gaar ah oo ay golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed u xil saareen dhinaca warfaafinta ayaa xaqiijiyay in ciidamada golaha maxkamadaha islaamiga ay la wareegeen degmada Tayiglow kadib markii dadka deegaanka ay u yeerteen.

Abuu Zeynab ayaa sheegay in ciidamada maxkamadaha islaamiga ay haatan baaritaano ka wadaan waddooyinka soo gala degmada Tayeglow si loo sugo amniga isla markaana looga hortago dhaq dhaqaaq kasto oo ka dhan ah amniga degmada oo ah meel istiraatiiji ah.

Waa magaaladii ugu horreysay oo ka tirsan gobolka Bakool oo ay la wareegaan ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed,waxaana la faliyaa in ciidamada maxkamadaha islaamiga ay u ruuqaansadaan dhinaca magaalooyinka Xudur iyo Waajid oo kawada tirsan gobolka Bakool.

ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

allah akbar
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Post by DR-YALAXOOW »

faqash killer tiyeegloow ka fiiri maabka.. ciidanka mujaahidiinta islaamiga jihada sadexaad ayey dagaal uga soo qaadayaan baydhabo.. dhinaca buurkahabe iyo dhinaca iidaale,, hadana waxaa la furayaa dhinaca tiyeegloow..


abdulaahi biijo waa u dhamaatey isaga iyo gaalka milez zanaawi..

nacalad ayaa korkaaga urayo ku yaalee kufaarta..

guul islaamka somalia mujaahidiins inshalah allaahu akbaaaar
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

laba raxanweyn tuulada joogey baa yiri maxkamad baan nahay see yiraahdeen maxaakiimta oo la wareegey tiyeeglow Laughing Laughing Laughing



we know where the war is at, xiniinyo hadaad leedahiin meelahaa la wareega Laughing Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

yalaxow only time will tell now

Maxaakimta oo sheegay in qorsheynayaan weerar

dhanka degmada Tiyeeklow,si ay u qabtaan Baydhabo

(Tiyeeklow)23.12-06Maxaakimta ayaa shaaciyey dagaal ka bilaabaya aag cusub oo ah dagaalka ay kagasoo horjeedaan ciidamada FS oo ay kula dagaalamayaan gobolka Bay,iyagoo sheegtay inay la wareegeen deegaanka Tiyeeklow ee gobolka Bakool.

Warar aanu kasoo xiganay masuuliyiin ku dhaw dhaw maxaakimta ee ku sugan Tiyeeklow ayaa sheegayaa in Maxkamadahu ay bilaabayaan dagaalo ay halkaasi kasoo qaadayaan si ay ugu fududaato gacan ku dhigidda magaalada Baydhabo sida ay sheegteen.

Warar madax banaan oo soo baxaya ayaa sheegaya in malayshiyaad maxaakimtu halkaasi la geeyay ay aad u fara badan yihiin isla markaana badankooda laga keenay dhanka gobollada Jubooyinka.

Dhanka Dawlada ayaan iyagu war ah arintaas ka soo saarin, waxaana Muuqata in dawladu ka gaabsatay hadal haynta dagaaladan oo sheegeen in iyaga weerar lagu soo qaaday ayna is difaacayaan.

Waxaa kale oo iyana ay sheegeen inaysan qorshaha dawladu uusan ahany inay cid weeraraan maadaama dawladu tahay mid dib u heshiisiineed.<<< i would say the same thing Laughing cowards foqal cowards

News Desk WidhWidh Online
widhwidh@googlemail.com
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Post by DR-YALAXOOW »

tigree waa u dhamaatey mujaahidiin gaaryesa 4000 hubkooda u dhan yahay ayaa aaga iidaale ku soo biirey caawa.. dhinaca daynuunaaneyna ciidan gaaraya 3000 hubeysan ayaa xamar ka soo dhaqaaqey.. dhinaca tiyeegloowna mujaahidintii waa ka soo socdaan..

inshalah waa jabayaan gaalada ureysa tigreega.

mujaahidiinta islaamiga somaliya guul inshalah
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

insa'allah brother


DEATH TO TIGRE

DEATH TO TFG

GUUL TO UIC

GUUL TO ISLAMIC REPUBLIC OF SOMALIA
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”