Whist we all know the bias-reporting of those news sites, it is sad that we can't hear what is really going on instead of hearing one-sided propaganda.
http://www.midnimo.com/dec1/23_12_idaca ... madaha.htm
Qaar ka mid ah Warbaahinta Muqdisho ayaa waxay bilaabeen inay lumiyaan dhexdhaxaadnimadii Saxaafadda, iyagoo si rasmi ah u bilaabay inay ku kala magacaban dagaalada ka socda Baay in ay u dhaxeeyan Dowladda Itoobiya iyo Maxkamadaha Islaamiga.
Idaacadda HornAfrik ee Magaalada Muqdisho oo shalay nin dhageysta ah ka sii daayay hadalo kulul Aflagaado ah oo loo geystay RaÂ’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi kuna yiri Badow hadduu jira waa Cali Geeddi ayaa wararkeeda oo dhan waxay u ek yihiin kuwa ka fog xaqiiqda dhabta ah, waxayna Idaacadan ka been sheegtay wararka dagaalada ku saabsan.
Idaacadda Shabelle ayaa sidoo kale caddeysatay inay ka mid tahay Garabka Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliya, waxayna meesha ka saartay kaalintii dhexdhaxaadnimada ee Warbaahinta.
Marka aad dhageysato wararka ay sii deynayaan Labadan Idaacadood oo ka mid ah Idaacadaha FM-yada ee ka jira Magaalada Muqdisho waxaa ka dareemaysaa warkooda inuu yahay mid hal dhinac la socda.
Waxa kaliya soo bandhigaan aragtida dadka taageersan Maxkamadaha, iyadoo Magaalada Muqdisho laga helayo kumanaan Soomaaliyed oo taageersan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Idaacadda Banaadir ee Muqdisho ayaa u muuqata Idaacadda kaliya ee ku shaqeysa qaab dhexdhaxaadnimo ah, waxayna sii deysaa Idaacadaas warar runtii aad dhihi karto waxay u dhaw yihiin runta.
Qaar ka mid ah dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa waxay ii sheegen inayba iska dhaafeen dhageysiga Idaacadahas kadib markii ay u dul qaadan waayeen wararka aan salka lahayn.
RaÂ’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa horey u sheegay in Idaacada BBC da ay tahay qabqablaha dagaal ee ka jira Magaalada Muqdisho ama Soomaaliya.
HornAfrik iyo Shabelle: onesided
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Jeffrey Dahmer
- SomaliNetizen

- Posts: 634
- Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 765 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 111 Replies
- 8587 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 5 Replies
- 952 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 492 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 0 Replies
- 445 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 19 Replies
- 1393 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 1 Replies
- 444 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 0 Replies
- 14851 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 2 Replies
- 538 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 5 Replies
- 709 Views
-
Last post by Somaliweyn