Page 1 of 1
Cadaado has fallen
Posted: Mon Dec 25, 2006 7:10 pm
by Ashlee~
Next is dhuusamareeb and guriceel
Posted: Mon Dec 25, 2006 7:11 pm
by Ugaas Diini
Sweet. Now the bililiqo can begin.

Re: Cadaado has fallen
Posted: Mon Dec 25, 2006 7:13 pm
by muslim-man
[quote="Ashlee~"]Next is dhuusamareeb and guriceel[/quote]
Sources?

I am not trusting these Somali sites no more.
It's said that "The first casualty of war is the truth."
Posted: Mon Dec 25, 2006 7:21 pm
by Ashlee~
Muslim man I am not the maxakamiinta. I DON'T LIE
This is from the saleebaan themseleves
Ciidanka Maxaakiimta oo xeel dagaal uga baxay Deg/ Cadaado
Submitted by calicad on Mon, 2006-12-25 17:44.
Wararkii ugu danbeeyey ee Deg/Cadaado iyo ciidanka maxaakiimta oo xeel dagaal uga baxay.
Kadib markii ciidanka Mujaahidiinta golaha maxaakiimtu ay ku dhawaadeen in ay gacanta ku dhigaan magaalada Baydhabo ayaa ciidanka kufaarta iyo dabadhilifyada la shaqaystaa goÂ’aan ku gaareen in ciidanka cadowga Amxaaradu qaado dagaal ballaan oo ku wajahan gobolada dhexe si culeyska looga qaado magaalada baydhabo.
Kadib markii ay ciiddanka cadowga Tikreega oo uu horkacayo calooshiis u shaqayste Cabdi Qaybdiid ay ku soo dhawaadeen degaanka Galiinsoor ayaa Mujaahidiintii difaacayey degaanka Cadaado waxay iskugu yimaadeen shir deg deg ah waxayna goÂ’aansadeen in magaalada dhexdheeda aan lagu dagaalamin ayna ka baxaan inta aan ciidanka xabashidu soo gaarin.
Ciidamada maxaakiimtu waxay hadda ku sugan yihiin meel aan ka fogayn magaalada Cadaado oo dhinaca Dhuusamareeb uga beegan waxayna goÂ’aanka bixitaanka u qaateen si aan magaalada loogu dhex dagaalin.
Ciidanka Tikreega iyo cabdi qaybdiidna waxay ku sugan yihiin meesha loo yaqaano Balihigis iyo xaruntii taangiyada. Wax dagaal ah oo magaalada ka dhacay ma jiraan waxaana shacabka Soomaaliyeed u sheegaynaa in dhawaan Deg./Cadaado laga saari doono cadowga soo galay.
Wararkan waxaan ka helnay ilo lagu kalsoonyahay oo ku sugan aagga cadaado iyo magaalada Muqdishu.
Cadaado.net
Posted: Mon Dec 25, 2006 7:52 pm
by xoogSADE14
they didn't even put up a fight, after seeing the overwhelming force and the certain death they faced they wisely chose to unconditionally surrender.