THE LATEST NEWS.........
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
THE LATEST NEWS.........
the TFG has captured Diinsoor, Buurxakaba, Bu'aale and Leego.
- mahamed99_sex
- SomaliNet Super
- Posts: 6380
- Joined: Tue May 24, 2005 7:27 pm
- Location: far away from yall
- Contact:
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
Awooddii maxkamadaha oo wiiqantay kuna sii urureysa Muqdisho
Last Updated::2006-12-26 07:11:56
Muqdisho: Wararka ka imanaya aagagii ay dagaalladu ka socdeen maalmihii ugu dambeeyey ayaa xaqiijinaya in maxkamadaha midoobey la sifeeyey
gobollo muhiim ah sida Mudug iyo Hiiraan iyadoo gobolka Baayna uu u dhowyahay in ay dawladda federaalka Soomaaliya ay gacanta si buuxda ugu wada dhigto.
Deegaanka Iidaale ayaa waxaa ka baxay ama looga awood roonaaday maxkamadaha waxana ay habeenkii xalay ay sidoo kale isaga carareen degmada Buur Xakaba oo fariisin muhiim ah u ahayd.
Dhinaca gobollada Dhexena ciidamada difaaca gobolka Mudug ee isbahaysiga gacana ka helaya dawladda federaalka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey in ay ku sii dhowyihiin magaalada Dhusa Mareeb ee xarunta gobolka Mudug kadib markii laga sifeeyey degmooyin door ah oo ku teedsanaa laamiga gobollada Mudug iyo Galgaduud.
Dhinaca degmada Buula Burte ayaa la sheegaya in ay maxkamaduhu ay haatan baxeen iyaga oo ku sii jeeda magaalada Jawhar.
Marka inahaas oo dhan la isku daro ayaa tani ay ka dhigan tahay in awooddi maxkamadaha iyo isballaarintoodii si weyn cagta loo mariyey iyaga oo iminka u muuqda in ay dib ugu guranayaan fariisinkooda weyn ee magaalada Muqdisho.
Horseednet.com

Buur-hakaba (PP) - Maxkamadaha Midoobay ayaa gabi ahaan isaga soo baxay Magaalada Buur-hakaba ee Gobolka Bay, halkaasoo ay ku sugnaayeen xilliyadii ugu dambeeyay, waxaana ay sheegeen inay uga soo baxeen xeelado dagaal.
Xoghayaha Guud ee Golaha Shuurada Maxkamadaha Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suuleey ayaa daboolka ka qaaday saakay ka soo bixitaanka ciidammada Maxkamadaha ee Degmada Buur-hakaba, wuxuuna carrabka ku dhuftay inay uga soo baxeen xeelado dagaal.
Maxkamadaha ayaa waxay halkaas kula dagaalamayeen maalmihii la soo dhaafay ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay gacan siinayaan kuwa Ethipoia, waxaana ka dhacay dagaallo aad u qaraar oo sababay geerida boqollaal qof iyo dhaawac boqollaal kale.
Degmada Buur-hakaba oo ah goob istiraatiiji ah ayaa waxay galeen Maxkamadaha muddo 2-bilood ka hor ah, waxaana ay sheegeen inay xoog kagala wareegeen Dowladda Federaalka Soomaaliya, balse ma jirin wax dagaallo ah oo xilligaas ku dhex maray labada dhinac Degmada Buur-hakaba.
Lama garanayo sababta dhabta ah ee keentay inay ka soo baxaan Maxkamadaha Degmada Buur-hakaba, marka laga reebo hadalka Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suleey ee ah xeeladda dagaal, waxaana haatan lagu warramayaa inay degmadaas soo gaareen ciidammada Dowladda oo ay gacansiinayaan Ethiopian-ka.
Maxamed Xuseen Jantiile
Wakiilka Puntlandopst - Mogadishu

Buur-hakaba 26, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Ciidamada maxkamadaha islaamka Somalia ayaa sida ay sheegeen waxa ay xeelad dagaal uga soo baxeen degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, iyagoo haatan ku sugan deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose.
Sheekh Max'uud Sheekh Ibraahim Suuleey oo ah xoghayaha golaha shuurada ee Midowga Maxkamadaha islaamka oo shabelle u waramay ayaa sheegay in maxkamadaha islaamka ay ciidamadooda kala soo baxeen degmada Buur-hakaba, isagoo sheegay in ay tahay xeelad dagaal oo la doonayo in ciidamada ethiopia iyo kuwa la socdaba in loo geeysto dhibaatooyin.
Sheekh Ibraahim Suuleey ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia ee ku soo duulay dalka ay yihiin kuwo aaqirkii ka shaleyn doona.
Sheekh Max'uud Suuleey ayaa sidoo kale tilmaamay in ciidamada Ethiopia ay u geeysteen qasaaro lixaad leh.
Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa ku qabsaday dagaalkii Idaale hal taanki, kuna gubay mid kale.
Wariye Madax Banaan oo ku sugan degmada Buur-hakaba ayaa shabelle u sheegay in xalay saqdii dhexe ay ciidamada maxkamadaha islaamka ay isaga baxeen magaaladaasi, iyadoo wali aanu soo gaarin ciidamadii Ethiopia iyo kuwa dowladda.

- SomaliNetizen
- Posts: 921
- Joined: Mon Sep 12, 2005 3:27 am
- Location: Northampton,UK
- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
MM
ma'isku cayaareeynaa ninyahow?
PRO ICU
http://www.shabelle.net/2006/december/n9942.htm
http://www.allwadani.com/
http://www.garoweonline.com/stories/pub ... 6683.shtml
Against ICU
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=1675&z=1
ma'isku cayaareeynaa ninyahow?
PRO ICU
http://www.shabelle.net/2006/december/n9942.htm
http://www.allwadani.com/
http://www.garoweonline.com/stories/pub ... 6683.shtml
Against ICU
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=1675&z=1
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1429 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 4 Replies
- 524 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 5 Replies
- 911 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 12 Replies
- 1076 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 8 Replies
- 60 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 4 Replies
- 371 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 19 Replies
- 2643 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 3 Replies
- 443 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 581 Views
-
Last post by Hawdian
-
- 0 Replies
- 330 Views
-
Last post by Adan_1