Diinsoor is liberated!!!!
Moderator: Moderators
Diinsoor is liberated!!!!
Ciidamada Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee Ku Sugnaa Agagaaraha Magaalada Diinsoor Oo Isaga Soo Baxay Halkaasi Iyo Qaar Kamid Ah Dhaawacyadii Magaalada Idaale Oo Baardheere La soo Gaarsiiyay
Dec 26,2006
by Baardheere-Gedo-
Ciidamada maxaakiimta islaamiga ah ee Somaliya oo indhawaalaba ku sugnaa agagaaraha magaalada Diinsoor ee Gobolkaasi bay oo qiyaastii 90 dhinaca waqooyi kaga beegan magaaladan Baardheere ayaa waxa lagu soo waramayaa inay halkaasi isaga soo baxeen.
Ciidamada dowlada iyo kuwa Ethiopiya ayaa misna la sheegayaa inay ku sugan yihiin meel aan sidaasi uga fogeyn magaalada Diinsoor iyadoona la filayo inay ciidamadaasi u soo guur guurtaan Dhinaca Magaaladaasi Diinsoor maanta.
Dad aan saaka waa barigii kala xiriirnay halkaasi ayaa ii xaqiijiyay inay haatan magaaladaasi ku soo buuxdhaafiyaan ciidamada dowlada oo garabsanaya kuwa itoopiya. Dagaallo labadaan bari ku dhexmarayay agaagaga Idaale iyo waraha ayaa waxaa ku awood roonaaday ciidamada dowlada federalka ah iyadoona ay dirirtaasi sababtay dhimasho iyo dhaawac badan.
Dhinaca kale, waxaa magaaladan saaka la soo gaarsiisay dhaawacyo kamid ah dhaawacyadii dagaalkii magaalada idaale balse wixii dheeraad ah oo arrimahaasi ka soo baxa dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.
Max'ed Gaarane-Gedo-NN-Baardheere,GEDO

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5212
- Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
- Location: Vancouver, British Columbia, Canada
- Contact:
Re: Diinsoor is liberated!!!!
*Sigh* here we go again.
- Somaliweyn
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3604
- Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
- Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic
Re: Diinsoor is liberated!!!!
DAMNNNNNN
So now, 2 years, later the ones who were cheerleading for the ETHIOPIAN INVASION AND OCCUPATION are now cheerleading for Alshabab because they are fighting the Ethiopian occupation????
And such kids want to debate with me about resistance movement?
I did not know their hypocricy ran this deep.
No sane person will take them serious anymore.

- Elan Morin Tedronai
- SomaliNetizen
- Posts: 820
- Joined: Wed Jan 18, 2006 11:55 am
Re: Diinsoor is liberated!!!!
Somaliweyn wrote:DAMNNNNNN
So now, 2 years, later the ones who were cheerleading for the ETHIOPIAN INVASION AND OCCUPATION are now cheerleading for Alshabab because they are fighting the Ethiopian occupation????
And such kids want to debate with me about resistance movement?
I did not know their hypocricy ran this deep.
No sane person will take them serious anymore.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Diinsoor is liberated!!!!
They are the darkside of alshabaab.People with tribal agenda hiding under alshabaab.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 9490 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 1 Replies
- 9518 Views
-
Last post by Shirib
-
- 8 Replies
- 853 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 10 Replies
- 1085 Views
-
Last post by xaseey
-
- 28 Replies
- 1727 Views
-
Last post by Shirib
-
- 1 Replies
- 480 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 65 Replies
- 4837 Views
-
Last post by moe_yirre
-
- 2 Replies
- 13336 Views
-
Last post by ayadoonle
-
- 0 Replies
- 644 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 11 Replies
- 1307 Views
-
Last post by Physicists