ONE MORE MURDER THE ICU THUGS WILL PAY FOR!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

ONE MORE MURDER THE ICU THUGS WILL PAY FOR!!!

Post by xoogSADE14 »

http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=5403

bal maxeey ka dileen nin ganacsade ah oo eeysan dagaal xataa kusoo qaban? mise inuu reer puntland yahay umbaa ku filneeyd ayaga?
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Post by highclass »

That article was deleted because wa been ninyahow. Laughing

Remember what I told you? The Warlords and Ethopia are the only one that will benefit if Ethopia wins the war. Even Al Jazeera's correspondent Mohamed Adow said The Warlords are lookin for a way to get back to their old territories.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

thank god ineey taasi been noqotay. hadii kale majerten badan oo xanaaqsan baan cagdheerta ku fasaxi laheeyn Laughing
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Highclass

To you there was no way the TFG COULD SUCEED.

If the TFG forces win its ethiopia and Warlords who benefit.
If UIC win THE TFG ARE GONE.

THAT IS YOUR LINE OF REASONING. THE TFG IS UNITED HOWEVER. Days of tora bora islam are gone Arrow
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Xoog

What did it say?
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

Binny

waxeey sheegtay in ninkaas meeydkiisa xeebta maanta laga soo helay, asagoo baryahaanba uxirnaa tuugada gararka dheereeyd eeyna ku eedeeyeen in diyaaradahiisa eey Cadde Muuse puntland kasoo qaaday baydhabona keentay. sawirna lagu hayo asagoo ina yusuf iyo cadde muuse la taagan.

i know i was like WTF too............charged with violating the law by taking a photo with the heads of the TFG and Puntland State Laughing
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

this is what it said,

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Cismaan Dhegaweyne oo lagu diley Kismaayo
Last Updated::2006-12-26 19:25:24

Kismaayo:- Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay habeenbarkii
lagu diley xeebta Kismaayo Cismaan Maxamuud Cismaan (Dhegaweyne) oo ahaa mas'uulka Diyaaradda Jabuuti Airlines, waxaana lagala baxay xabsiga Magaalada.

Cismaan ayaa 20.12.2006 lagu xidhay Magaalada Kismaayo isaga oo doonaayey in uu xafiis uga furo Diyaaradda Air Jabuuti sababta loo xidhay ayey ku sheegeen in ay arkeen isaga oo la sawiran Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland!.

Meydka Cismaan ayaa maanta laga heley xeebta Kismaayo arintaan oo ka yaabisey dadka qof shicib ah dilka caynkaan ah oo loo gyesto, taas oo ku tusinaysa diin darada iyo burcadnimadda qolyaha la baxay maxaakiimta.

Rabbi waxaan uga baryeynaa Cismaan in uu janaddii ka waraabiyi.

Horseednet - Kismaayo
_________________________________________


Maxaakiimta Kismaayo oo Qafaashay Wakiilkii Diyaarada Air Jabuuti Osman Dhagaweyne

Last Updated::2006-12-21 20:34:36

Muqdisho:- Warar deg deg ah oo hada naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu qafaashay Wakiilkii Air Jabuuti oo kasoo jeeda Puntland.

Md.Osman Maxamuud Osman oo ah maamulka Shirkada Diyaaradaha ee Air Jabuuti ayaa la sheegay in maanta uu la socday Diyaarada Air Jabuuti ayagoo ku jiray hawlahooda shaqo.

Waxaana la xaqiijiyey in Osman lagala degay Diyaarada uu saarnaa markii ay Mareysay Airporka Kismaayo.

Maleeshiyooyinka Maxaakiimta ayaa durba u gudbiyey Osman dhinaca magaalada, ayadoo lagu xiray goob kamid ah saldhiyada maleeshiyaadka Maxaakiimta.

Mar aan la xariirnay Magaalada Kismaayo ayey qaar kamid ah Ganacsatada magaalada ay noo xaqiijiyeen in Wakiilka Jabuuti Airlines lagu heysto magaalada.

Sababaha ay Maleeshiyooyinka Maxaakiimta u qafaasheen Osman ayaan la aqoon waxa ay salka ku heyso.

Osman ayaa la sheegay inuu todobaadyadan ku hawlanaa furitaanka Xafiisyo cusub oo ay shirkada Jabuuti air ka fureyso magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo.

Wuxuuna dhawr todobaad kahor safar ku yimid magaalada Muqdisho oo ay shirkadu xafiis cusub ka furatay.

Osman ayey Maxaakiimta ku eedeeyeen inay ku arkeen Sawir uu la masawirnaa Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse.

Osman ayaa horey mar usoo ahaan jiray mid kamid ah Hawlwadeenada Madaxtooyada, balse shaqadaasi ayuu ka tagay muddo bilo ah kahor.

Osman ayaa in muddo ah soo ahaa Wakiilka shirkada Diyaarada ee Air Jabuuti, gaar ahaan Xafiiskiisa Bosaaso.

Dhinaca kale warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in Diyaarada maanta ee shirkada Air Jabuuti ay la socdeen Xubno ajaanib ah oo la sheegay in ay yihiin rag kasoo jeeda dalka Falastiin kuwaasi oo marti u ah Maxaakiimta gacanta ku haya magaalada Kismaayo.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in maxaakiimta ku eedeeyeen hawlwadeenka shirkada in ay gudbinayaan xog aan la aqoon waxa ay tahay.

Weli waxaa magaalada Kismaayo ka socda dadaal lagu doonayo in lagu siidaayo Wakiilka, ayadoo ay illaa iyo hada lagu guuleysan dadaalkaasi.

Waxaana lagu wadaa in maalinta beri ah markale ay kulamo yeeshaan Beesha uu kasoo jeedo Md.Osman ee beesha HARTI iyo xubno kasoo jeeda Maxaakiimta gacanta ku haya Kismaayo.

Dhinaca kale Diyaaradii Air Jabuuti ayaan maanta kasoo duulin Airporka Kismaayo, isla markaana weli ku sugan halkaas oo caawa ku hooyatay.

Duuliyihii diyaaradaasi ayaa la sheegay inuu diiday inuu diyaarada kaxeeyo illaa la keenayo Wakiilkii Diyaarada ee lagala degay.

Jabuuti Air ayaa kamid ah diyaaradaha faro ku tiriska ah ee taga magaalada Kismaayo, waan diyaarada kaliya ee isku xirta Kismaayo iyo gobalada dalka gaar ahaan Puntland, ayadoo laga cabsi qabo falkaan qafaalashada ah in ay hakad ku keento duulimaadkii tagi jiray magaalada Kismaayo.

Maxamed Cabdi
HorseedNet.com
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

[quote="Ashlee~"]Highclass

To you there was no way the TFG COULD SUCEED.

If the TFG forces win its ethiopia and Warlords who benefit.
If UIC win THE TFG ARE GONE.

THAT IS YOUR LINE OF REASONING. THE TFG IS UNITED HOWEVER. Days of tora bora islam are gone Arrow[/quote]

yeah sure Laughing and c/yusuf will liberate dhulbahanta-warsangeli lands Laughing
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Post by highclass »

[quote="Ashlee~"]Highclass

To you there was no way the TFG COULD SUCEED.

If the TFG forces win its ethiopia and Warlords who benefit.
If UIC win THE TFG ARE GONE.

THAT IS YOUR LINE OF REASONING. THE TFG IS UNITED HOWEVER. Days of tora bora islam are gone Arrow[/quote]



If they take over Xamar, You think the Warlords are just gonna sit back? They are gonna take over the place, They are also part of the fighting against ICU. TFG and the Warlords are on the same side.


TFG are hardly fighting, Ethiopia is doing it for them. Was it TFG bombing and killing innocent, injuring women?? You act is if Ethiopia are just watching.
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Thanks Xoog


FK

Arrow
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”