Walle Somalidu yaab bey leeyihiin...Shit hit walaweyn fan...LOL....why are you calaacaling about Somaliland? ma jirto? wey jirta?
Maxaa idinka galay bal?
You should spend more time worrying about... inaad kala qabataan adeeradiin, Abdulaahi Beer Digaagle and Muuse Suudi the biggest Moryaan rufiyaan ever.
Shaqo' la'aantu bilaash bey idiin haysa, there is alot for you guys to do.