Xamar back to pre-Maxkamad days.
Posted: Wed Dec 27, 2006 2:27 pm
The Madaxdooyo Abdullah Yusuf was dreaming and killing for goes to HG militia.
The city is back to chaos and there is no room for Daroods especially.
Every warlord back to his ISBAARO plus new warlords are emerging
fast.
Muqdishu, Arbaco, Dec 27, 2006 Waaga Cusub
Iyadoo Ciidamada Dowlada Federaalka KMG ee Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Itoobiyaan, ay ku soo siqayaan Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in Maleeshiyooyin isa soo abuubulay ay la wareegeen Dhowr goobood oo ku yaala Magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayeen Ciidamada Gollaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliya.
Arrintan ayaa waxay ku soo beegantay xili ay dadka reer muqdisho ay ka walaacsan yihiin in dagaal la isku adeegsado hubka noocyadiisa kala duwan uu ku dhexmaro Magaalada Muqdisho Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga iyo kuwa Dowlada Federaalka oo ay la socdaan kuwa Itoobiyaan ah.
Wararku waxey sheegayan in Maleeshiyooyin hubaysan ay la wareegeen Xaruntii hore ee Madaxtooyadda ee Ex-Villa Soomaliya, Isgoyska Siinaay, Xaruntii Maxamed Qanyare Afrax ee Dayniile, Siinka dheer ee u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye.
Ilo-Wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan in Is-goyska Siinaay ee Degmada Wardhiigleey, in lagu iibinayo qaadka oo ay Maxkamadaha Islaamiga Ay horay ugu mamnuuceen in lagu cuno Magaaladda Muqdisho.
Warar Xog-Ogaal ayaa waxay sheegayaan in qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho lagu cunayo qaad la tilmaamay in laga keenay Magaalada Jowhar oo ay maanta gacanta ku dhigeen Ciidamado ka tirsan DFKMG oo ay wehliyaan kuwa itoobiyaan ah