Mid kale....

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Mid kale....

Post by kambuli »

Dabcan qaadkii la joojiyey, wuxuu ku noqdey hoos u dhac dhaqaale dawladda Ethiopianka iyo Kenya...

Iyana waxay ka mid tahay wax yaabaha soo dedejiyey inay diyaaradaha kusoo duulaan..... Dabcan hubkana sida uu sheegey Haldhaa http://somalinet.com/forum/viewtopic.php?t=81639
waxay dib ugu celin gacanta dad weynaha si ay dhab isugu xasuuqaan...

BTW qaadka madaxda dalka u talisa ayaa qandaraas ku haysata... Marka xoolihii cuni jirey waa in loogu fasaxa qoriga caaraddiisa...

Adaa diley eh, Dawaco(Meles) ima duleyeene....
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

Thats what I have been saying for the longest time. Laughing
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Mid kale....

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="kambuli"]Dabcan qaadkii la joojiyey, wuxuu ku noqdey hoos u dhac dhaqaale dawladda Ethiopianka iyo Kenya...

Iyana waxay ka mid tahay wax yaabaha soo dedejiyey inay diyaaradaha kusoo duulaan..... Dabcan hubkana sida uu sheegey Haldhaa http://somalinet.com/forum/viewtopic.php?t=81639
waxay dib ugu celin gacanta dad weynaha si ay dhab isugu xasuuqaan...

BTW qaadka madaxda dalka u talisa ayaa qandaraas ku haysata... Marka xoolihii cuni jirey waa in loogu fasaxa qoriga caaraddiisa...

Adaa diley eh, Dawaco(Meles) ima duleyeene....[/quote]


OO dawklada kalsooni kuma qabtid miyaa walaal?
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Dhaga,

Kuma fahmin...

Samatr,

I am glad inaad garatay jarta...
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Post by Basra- »

Walle baan ku dhaartay , waxbaa u dhiman gabadhan Rolling Eyes
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

^^^ Ceeb af Somali wax haku qorin... Laughing

Maxaa kugu dhacay sowdigii ahaa gabadha yar ee candho buurta ah ee aan Af Somaaliga aqoon Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

this is what i use to say. the fact is that somalidu waa dad cugdad gaabo and the fact is that somali medias are full of propagada machines. and now we have tigre supporters screaming for their socalled victory somaliduu waa dad xoloo kambuuli. and sooner ore later will they realise that the courts inuu ilaheey noo soo diireey
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”