Page 1 of 1

Maxamed Dheere oo maamul u dhisey Balcad

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:27 am
by Garaad_LQ
Maxamed Dheere oo Degmada Balcad u magacabay Guddoomiye KMG ah (Arrintan oo SuÂ’aalo badan dhalisay)

Maxamed Cumar Xabeeb (M.Dheere) oo sheegta inuu yahay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe balse aysan jirin goor uu RaÂ’iisal Wasaare Geeddi u magacabay xilkaas marka laga reebo xilli hore oo Maxamed Dheere awood hoggaamiye kooxeed ku qabsaday Gobolkaas ayaa maanta Magacabay Guddoomiyaha Degmada Balcad.

Sida laga war qabo Degmada Balcad horey waxaa u maamuli jiray hoggaamiye kooxeedkii hore Muqdisho Muuse Suudi Yalaxow kamana tirsanayn Maamulka Maxamed Dheere, haatan oo Maxamed Dheere awood ay leedahay Dowladda Federaalka ku qabsaday Magaalada Jowhar ayaa la ogeyn sida ay ka yeeli doonaan dadka degaanka Balcad MasÂ’uulka Maxaned Dheere soo magacabay.

Maxamed Dheere oo saaka Wariyaasha kula hadlayay Jowhar ayaa sheegay in uu Guddoomiyaha Degmada Balcad u magacabay C/llaahi Cali Rooble,wuxuuna sheegay Maxamed Dheere in MasÂ’uulkan uu xilka si KMG u hayn doono.

Waxaa uu ugu baaqay guud haan hey,adaha Samafalka, Dowlada Federaalka Soomaaliya in ay la shaqeeyaan C/llaahi Cali Rooble madama uu yahay mas,uul cusub.

Haddaba suÂ’aasha taagan ayaa waxay tahay Maxamed Dheere awood ma u leeyahay inuu magacabo xil maadama uusan isaga magacabaneyn oo aysan jirin Wareegto rasmi ah oo Maxamed Dheere lagu soo magacabay oo Dowladda Soomaaliya ka soo baxday.



MA OOYA MISE WAAN QOSLAA Confused

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:29 am
by Cawar
Its just a temporary nomination. Dont forget Geedi is the PM thanks to M. Dheere's membershib of the Parliament .

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:29 am
by Ugaas Diini
My abgaal eedo-in-law is telling me Abgaalkii Shabeellaha ayay isku qalqalayaan. Shocked

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:31 am
by COSTA
Our ex maid who is Abgaal just told us Mogadishu is becoming more dangerous Laughing

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:39 am
by AbdiWahab252
Maxamed Dheere wa Nin Hawiye Jeceel.

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:42 am
by muslim-man
Laughing @AW.

Dameerka ka shaqeeyo suuqa Bakaaraha ayaa ka caqli badan doqonkaas!

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:43 am
by Cawar
Ouch... Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:45 am
by AbdiWahab252
Muslim_Man... Aarey iska dhaaf Maxamed Dheere oo Madaxweyne ka Somalia intu DFKMG joogtey Jowhar

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:47 am
by Niya
Where is Musse Suudi Yalaxow? Dude was funny!

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:50 am
by Garaad_LQ
YEAH WHERE IS Muse suudi , qanyare , in all this .....aren't they are coming back to their blook to run it

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:51 am
by muslim-man
AW,

Yeah dude was something when he was hosting Yey in Jowhar, I heard Yey used to pack his bags ready to leave on a daily basis because of the humiliation he had to endure from Dameer-farowga!

It was only after Yey moved back to Baydhabo that he received his ballz back... Laughing

Incredible that these Man-Childs are the supposed future leaders of Somalia.. Laughing

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:52 am
by COSTA
MUUSE IS IN KUALA LAMBUR IN MALAYSIA LEARNING THE HOLY QUR AN NOW HE FINNISHED JUZZ CAMMA

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:54 am
by Cawar
Laughing @Juz-Camma..



MM, they are the pruduct of somalia these men... keep that in mind.. Smile

But the future will be brighter and better insha Allah.

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:59 am
by muslim-man
[quote="Cawar"]


MM, they are the pruduct of somalia these men... keep that in mind.. Smile

I disagree! These corrupt men are a product of lack of faith. Not Somalia. Somalia was also a motherland to bright leaders & religious scholars.

But the future will be brighter and better insha Allah.

You know something I don't know? Somalia is finished, unless God helps them!

[/quote]

Posted: Thu Dec 28, 2006 12:04 pm
by Raaxeeye!
Qof kasta haduusan is yeel-yeelin wuu garan karaa sababta loo wato Maxamed Dheere, Dabageed iyo wixii la hal maala even iyagoo dawlada federalka wax xil ah ka heynin.

Warka wuxuu kala cadaan doonaa markuu Zenawi yiraahdo " MISSION ACOMPLISHED"... inta kasii horeysa nin walba wuxuu jecel yahay inuu maqlo ha isku maaweeliyo.