Page 1 of 4
fadhi kudirir
Posted: Thu Dec 28, 2006 11:44 am
by Mystic_Angel
for a starter i was at a house last night where two brothers almost kill one another because of their mere opinions about the war in back home....
wax kala celiya ama u dhowaada ayaa lawaayay untill the cops showed up...
hada waxaan ku keeney....forumkan-you people are just talking shit, fadhi kudir ayaad tihiinee...
ama nacnacda joojiya oo ka qeyb gala dagaalka and side with whome ever you prefer ama lets all hope for the better and sing along somaaliyey toosooy...

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:45 am
by Cawar
Hey just in case you didnt notice or read anything...THE WAR IS OVER...

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:46 am
by foolxume2005
Soomaliyeey toosoo
toosoo isku tiiirsad ee
hadba kiina taagdaranee
taageera waligiinee
Posted: Thu Dec 28, 2006 11:48 am
by Mystic_Angel
[quote="Cawar"]Hey just in case you didnt notice or read anything...THE WAR IS OVER...

[/quote]
alhamdulilah,,,, if that is true....

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:50 am
by foolxume2005
[quote="Mystic_Angel"][quote="Cawar"]Hey just in case you didnt notice or read anything...THE WAR IS OVER...

[/quote]
alhamdulilah,,,, if that is true....

[/quote]
Allah naagtaan heesta u qaadayay ma ba oga inuu dagaalkii dhamaaday?

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:52 am
by Raaxeeye!
The second half is about to start coz Zenawi says so. It ain't over til Mele sings.
Posted: Thu Dec 28, 2006 11:52 am
by Mystic_Angel
foolxumo maaniga naag ileedahay bilaayo kula foolxumo bad naatayee..

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:53 am
by kambuli
Foolka,
Berigii ay Somaaliyey toosoo soo baxday, ayaa nin sakhraasan oo dhacdhacayaa wuxuu dooney inuu ku tiirsado nin caadi ah, kolkaasaa ninkii iska tuurey kii sakhraansanaa.....Sakhraankii ayaa intuu cadhoodey yidhi'
Taasey leeyihiin ha isku tiirsato

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:55 am
by Mystic_Angel
kambuli ma berigaas baad nooleed....

Posted: Thu Dec 28, 2006 11:55 am
by foolxume2005
[quote="kambuli"]Foolka,
Berigii ay Somaaliyey toosoo soo baxday, ayaa nin sakhraasan oo dhacdhacayaa wuxuu dooney inuu ku tiirsado nin caadi ah, kolkaasaa ninkii iska tuurey kii sakhraansanaa.....Sakhraankii ayaa intuu cadhoodey yidhi'
Taasey leeyihiin ha isku tiirsato

[/quote]
It was so funny I forgot to laugh.
Posted: Thu Dec 28, 2006 11:56 am
by kambuli
Mystic Angel,
Be careful

Alxamdu lilaah waa la isku qabsanayaa iminka eh...
Posted: Thu Dec 28, 2006 11:56 am
by COSTA
Posted: Thu Dec 28, 2006 12:04 pm
by Mystic_Angel
foolkadheer betta watch your mouth next time...

Posted: Thu Dec 28, 2006 12:10 pm
by xoogSADE14
ari baayo, heedhe waxba ha'iswaaline adoo raali ah agteeyda soo fadhiiso.

Posted: Thu Dec 28, 2006 12:11 pm
by kambuli
Mystic.. quote" kambuli ma berigaas baad nooleed....
1947? Oh yeah...