Questionable Orders From The Fake Government To P/Land!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
muslim-man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5500
Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

Questionable Orders From The Fake Government To P/Land!

Post by muslim-man »

Wareegto ka soo baxdey DF oo su'aalo dhalisey
28 Dec 28, 2006, 20:36

Afhayenka DFKMG ah Cabdiraxman Dinari ayaa ka akhriyay Baydhabo wareegto ka soo baxdey xafiiska ra'isal wasaare Geedi.

Diinaari ayaa sheegay in shacabka hubka ku wareejiyaan ciidamada xooga dalka Somalia ee ku sugan gobolada dalka waa sida uu hadlka u dhigaye.

Waregtadan ayaa waxa lagu xusey in ay reer PL ay hubkooda geeyaan xerada 54 aad ee ku taal magaalada Garowe.

Shacabka Puntland ayaa waxa su'aalo iska waydiinayaan in ay hubkooda ku wareejiyan ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan xerada 54 xilli ciidamo PL ay leedahay ay ka bar-bar dagalamayan ciidamda Ethiopia iyo Malishiyadka Cabdi Qaybdiid kuwaas oo hada ku sugan gobolka Hiiraan.

Dhinaca kale Puntland ayaan waxaan ku sugneyn ciidamo la yiraahdo Xoogga dalka Somalia oo ka amar qaata DFKMG ah....

http://www.garoweonline.com/stories/pub ... 6752.shtml
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Post by sadeboi »

Afhayenka DFKMG ah Cabdiraxman Dinari ayaa ka akhriyay Baydhabo wareegto ka soo baxdey xafiiska ra'isal wasaare Geedi.

Diinaari ayaa sheegay in shacabka hubka ku wareejiyaan ciidamada xooga dalka Somalia ee ku sugan gobolada dalka waa sida uu hadlka u dhigaye.

Waregtadan ayaa waxa lagu xusey in ay reer PL ay hubkooda geeyaan xerada 54 aad ee ku taal magaalada Garowe.

Shacabka Puntland ayaa waxa su'aalo iska waydiinayaan in ay hubkooda ku wareejiyan ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan xerada 54 xilli ciidamo PL ay leedahay ay ka bar-bar dagalamayan ciidamda Ethiopia iyo Malishiyadka Cabdi Qaybdiid kuwaas oo hada ku sugan gobolka Hiiraan.

Dhinaca kale Puntland ayaan waxaan ku sugneyn ciidamo la yiraahdo Xoogga dalka Somalia oo ka amar qaata DFKMG ah.

Dadka ku dhaqan gobolada Jubboyinka ayuu sheegay in ay hubkooda geeyaan Jubbooyinka, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xoogga dalka, kuwa ku dhaqan gobolka Gedo ayuu sheegay in ay hubkooda geynayaan Baardheere, kuwa ku sugan Baydhabo ay hubkooda geeyaan Daynuunay halka dadka ku dhaqan gobolka Hiiran lagu wargaliyey in ay hubkooda geeyaan Ceel Gaal.

Hadaba su'aasha dad badan is weydiinayaan waxa ay tahay ciidanka Xoogga dalka Somalia ee Cabdiraxman Dinaari sheegey halka ay ku sugan yihiin iyada oo loo fasirtey in uu la mid yahay hadalkii Cumar Carte Qaalib oo ahaa in shacabaka Somalida ay hubkooda ku wareejiyaan Jabhado xilligaa lagu tilmaamey in ay wadanka qabsadeen taas sida la rumeysan yahay horseeday bur-bur hor leh oo ku dhacey qaab dhismeedkii ka jiray gobolada dalka.Ka dhageyso Halkan

Dhinaca kale waxa su'aalo badan dadku iska waydiinayaan Maxamad Dheere oo sheegta Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta gudoomiye u magacaabey Balcad.

Maxamad Dheere ayaa xiiriirka u dhexeeyay isaga iyo DF uu xumaa xilligii laga qabsanayey Jowhar iyada oo aysan jirin wareegto ra'isal wasaare Geedi ugu magaacaabey mar labaad xillka uu sheeganayo.

Sida laga war qabo degmada Balcad waxaa horey u maamuli jiray hoggaamiye kooxeedkii Muuse Suudi Yalaxow kamana tirsanayn maamulka Maxamed Dheere oo haatan awood ay leedahay dowlada Ethiopia ku qabsadey.

Maxamad Dheere oo saxaafada la hadley ayaa sheegey in godoomiyaha degmada u magaacaabey Cali Rooble uu si KMG ahaana u sii hayn doona xilka. Ka dhageyso halkan warsaxafeedkii Maxamad Dheere

Garowe online,Garowe
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Post by sadeboi »

i don't think any consipericy thing...garoweonlien is just asking where the hell are all these somali national army at?? aren't they fighting in those places...and the orders were not only to p.lan...people tyring to make things seem something else
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”