Page 1 of 1
Gudun Yahay!
Posted: Sun Dec 31, 2006 4:00 pm
by kambuli
Wallee imaad goyseen, haddaan gabalkay kugu jirin

Posted: Sun Dec 31, 2006 4:02 pm
by Samatr
Haahey, Kambuuli Ciid Mubaarak inaabti, warka soo daa.
Posted: Sun Dec 31, 2006 4:07 pm
by Daanyeer
Kambuli,
We don't NEED PATRIOTIC aka BORING topics anymore . We NEED ENTERTAIMENT topics such as 'Daanyeer, what is the color of ur HEART? ' etc
'aan ooyee albaabka ii xidha'
....I am the MASTER of my chest; i am the CAPTAIN of my fist.....
Ur Brother With Intellectual Tears-Shedded Glasses In S'net !!!!!
YYY Col\Prof Daanyeer YYY
Posted: Sun Dec 31, 2006 4:10 pm
by Cawar
Kambuli
What does Gudun mean???
Posted: Sun Dec 31, 2006 4:12 pm
by Daanyeer
[quote="Cawar"]Kambuli
What does Gudun mean???[/quote]
Cawar Yariisow,
It MEANS SCISSORS.
....I am the MASTER of my chest; i am the CAPTAIN of my fist.....
Ur Fellow daanyeer With Intellectual Tears-Shedded Glasses In S'net !!!!!
YYY Col\Prof Daanyeer YYY
Posted: Sun Dec 31, 2006 4:33 pm
by Cilmiile
Kambuli
Axe handles are now made of plastic compoounds. Tree need not complain about their collaborationist fellow trees.
Not only that but most loggers dont even use axes to cut down trees. they use electrical chainsaws. No wooden parts in a chainsaw. As far as I know.
Posted: Tue Jan 02, 2007 8:19 am
by kambuli
Samatr,
Inaabtii Ciid wanaagsan iyo sanad wacan labadaba. Insha Allaah sida way dhaami doontaa Somaaliyi.
Cawar,
Oo inleyn waxaad ahayd...qolyaha afku ku adag yahay... Ma maantaad gudin garan weydey?
Daanyeer,
quote " 'aan ooyee albaabka ii xidha' "
Odhaahdan aad qortey mid qiiro badani ma jirto walaal....
Cilmiilow,
Hadalka dulucda ka raac... Adduunka waxa ka dhacaya bal eeg

Hareerarahaaga oo dhan bal dhugo...
Re: Gudun Yahay!
Posted: Tue Jan 02, 2007 9:27 am
by Basra-
[quote="kambuli"]Wallee imaad goyseen, haddaan gabalkay kugu jirin

[/quote]
ina calaacal, abaayoo kheyr ban isku ogney, lakin dhakhtar u tag oo dawoo doono.'

Posted: Tue Jan 02, 2007 9:58 am
by kambuli
Basra! quote" ina calaacal, abaayoo kheyr ban isku ogney, lakin dhakhtar u tag oo dawoo doono"
What happened to Af-Somaaliga ma aqaan
Inaad is yeeleeli jirtey horta sow ma cadda... Tuug la qabtay talo ma leh..
But thanks for the advice....
Adna qof waxooga akhlaaqda ku bara raadso... My dear sister...