Col. Cabbas and his army have officially entered Kismayoo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Col. Cabbas and his army have officially entered Kismayoo

Post by Jeffrey Dahmer »

Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga iyo Mas'uuliyiinta Maxkamadaha ugu sar sareysa ee ku sugneed maalmahaan Magaalada Kismaayo ayaa xalay saqdii dhexe iskaga baxay Magaaladaasi.

Ka bixitaanka Maxkamadaha Magaalada Kismaayo ayaa timid kadib markii Maxkamadaha loogu ilaal sheegtay dagaal culus oo shalay ilaa xalay Ciidamada Maxkamadaha iyo kuwo Ethiopian oo ay ka barbar dagaalamayaan Ciidamada DF uu ku dhex maray Degmada Jilib.

Ilaa iminka ma jirto meel lagu sheego Ciidamada Maxkamadaha iyo Mas'uuliyiinta la socotay, waloow warar hoose oo aan helnay ay sheegayaan iney xadka Dalka Kenya ay beegsadeen.

Ciidamo taabacsan Barre Hiiraale oo saddex bilood ku sugnaa Deegaanka Beerxaani ayaa saakay soo galay Gudaha Magaalada Kismaayo, iyadoo uu hogaaminayo Col. Cabaas Ibraahim Gureey, iyadoo ciidamadaasi ay sugayaan Ammaanka Dekada iyo Airport-ka Kismaayo.

Si kastaba ha ahaatee, Magaalada Kismaayo ayaa saakay dibadbaxyo ay soo abaabuleen Dadweynaha ka dhaceen, iyadoo Dadweynaha ay ku faraxsan yihiin imaansha Kismaayo Dowlada Federaalka.

http://simbanews.com/news/News%2001%20Jan%207.htm
User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Post by Jeffrey Dahmer »

Maleeshiyaad la wareegay Ayraboorka iyo dekadda magaaladda Kismaayo

(Kismaayo)-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya ka markii magaalada Kismaayo ay banneeyeen xoogaagii midowga maxaakiimta islaamigu ay dekada iyo Ayraboorka ay la wareegeen meleeshiyooyin isu soo abaabulay oo u dhashay gobolka.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Garoonka diyaaradaha iyo Saldhiga Booliiska ay la wareegay maleeshiyaad ay isku hayb yihiin wasiirka Gaashandhiga Col.Barr Adan Hiiraale oo isagu halkaas muddo xoog kaga talinayey isaga iyo ururukiisii isbahaysiga dooxadda Jubba,kuwaas oo sida lagu waramayo ka yimid degaanka deegaanka Beer-Xaani.

Sidoo kale Dekada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa la wareegay maleeshiyaad u dhashay gobolka , kuwaasi oo sheegay inay sugayaan amaanka Dekada si aysan u dhicin boob iyo bililiqo halkaas loo gaysto.

Ciidamada DFKMG ah iyo kuwa Ethiopia ayaa iyagu ku soo fool leh magaalada Kismaayo saacadaha soo socda iyadoo la filayo in magaaladda kismaayo aad loogu soo dhoweeyo.

Magaalada Kismaayo ayaa haatan xaaladeedu degan tahay, mana jirto wax dhibaato, iyadoo dadweynaha magaaladaasi ay sheegeen inay ku farxeen markii maxkamaduhu ka baxeen.

Dhinaca kale maxaakiimta ayaa la filayaa inay sii qorsheeyeen inay magaaladaas isaga baxaan waxaana warar hoose sheegayaan inay ayaamahan maxaakiimtu ku mashquulsanayayeen sidii ay meel nabadda ay u gaarsiin lahaayeen dad shisheeya ah oo dagaalka kula jiray taas oo la aaminsan yahay inay ku guulaysteen.
User avatar
Qaarxiye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3790
Joined: Fri Jun 16, 2006 6:50 pm
Location: Money Over Everything--&--B!tches Under All.

Post by Qaarxiye »

Col Cabbas.................. Cool
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Post by Lacageylacag »

Who is colonel Cabas?
Is he a cook/toilet cleaner for the Ethiopians??
User avatar
Qaarxiye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3790
Joined: Fri Jun 16, 2006 6:50 pm
Location: Money Over Everything--&--B!tches Under All.

Post by Qaarxiye »

No his the one who will respectfully clean all you al-itahad terrorist out of Somalia. Smile
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

WHAT A GREAT NEWS I JUST WOKE UP AND THE SWEDE TV SHOWED US LIVE PICTURES FROM JILIB



RUN CHICKEN RUN Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
THE ELEMENT
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Mon Jun 21, 2004 7:00 pm
Location: Where MJ's...Matoobo iyo Macawis ku mardaadiyaan, shaaribadana miiqaan, shaalkana garwaaxeedsadaan!

Post by THE ELEMENT »

Jeffrey Dahmer, can you give us the source to your second post that is titled "Maleeshiyaad la wareegay Ayraboorka iyo dekadda magaaladda Kismaayo" since you gave us the source to your first post that is if you ain't got nothing to hide...

lol@ "Sidoo kale Dekada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa la wareegay maleeshiyaad u dhashay gobolka , kuwaasi oo sheegay inay sugayaan amaanka Dekada si aysan u dhicin boob iyo bililiqo halkaas loo gaysto."

...I know you edited this you little bastard Laughing

Cause last time I checked this is what it says "Sidoo kale Dekada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa la wareegay maleeshiyaad qabaa'il oo ka soo jeeda beelaha deegaankaasi, gaar ahaan Beelaha Hartiga, kuwaasi oo sheegay inay sugayaan amaanka Dekada si aysan u dhicin boob iyo fawdo."

http://www.allsbc.com/view.php?articleid=121
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

^^Barre Hiraale will not rule Kismaayo as before
warlord time is over so let these MR kids have little
new year party

Kismaayo will go back to reer kismayood hands Very Happy
User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Post by Jeffrey Dahmer »

Element, firstly, here is the source of the second article:

http://www.waayaha.net/view.php?articleid=1203

Secondly, why on earth should I edit news articles to prove a certain point. I have already given you the source, so please provide evidence indicating these changes.

Next time, a simple request of providing the report source (which I always do btw) is enough instead of accusing me hiding "something"
User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Post by Jeffrey Dahmer »

[quote="COSTA"]^^Barre Hiraale will not rule Kismaayo as before
warlord time is over so let these MR kids have little
new year party

Kismaayo will go back to reer kismayood hands Very Happy[/quote]

Costa, aren't you forgetting that Col. Barre Hiiraale already got the go signal of creating Jubbaland State with Kismayoo as its capital and the recognition of the State by the Dawlad. Now since he is back, he can start creating a state for whole Jubbaland people, where ever they hail from.
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Post by Ugaas Diini »

COSTA, we still don't even what you are dude. How do you expect us to adress you when you do not even have a qabiil. Ma garac baa tahay ninyahoo waan kaa shakiyee? Just asking man!
User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Post by Jeffrey Dahmer »

BREAKING NEWS: Wasiirka Gaashaandhiga oo lagu soo dhoweeyay Kismaayo

Kismaayo:(Allpuntland)Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa ciidamada Itoobiya oo ay wehliyaan Wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo kadib markii xalay ay isaga baxeen ciidamadii golaha maxkmaddaha Islaamiga.

Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo kuwa gaashaaman ayaa waxaa ay la wareegeen guud ahaan degmada Kismaayo iyadoo wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in gaadiidka ciidamada dowladda oo uu hoggaaminaayo wasiirka gaashaandhiga aymagaalada ku socod dheer ku marayaan.

Dhinaca kale madaxdii iyo maliishiyooyinkii maxkamaddaha Islaamiga ayaa lagu soo waramayaa in ay u carareen dhinaca degmada Dhoobley oo ay ku xoogan yihiin Maxkamaddaha Islaamiga

Cali Sandheere
Allpuntland-Muqdisho
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

MY POINT IS KISMAAYO WAS UNDER MAREEXAN OCcUPATION BETWEEN 1999-2006 BUT THAT WILL NEVER HAPPEN AGAIN

ALL THE PPL FROM JUBBOOYINKA WILL HAVE THEIR SHARE OF THE POWER THIS TIME AND KISMAAYO
WILL BE RULED BY A DEMOCRATIC ELECTED PERSON NOT A WARLORD HUURAALE
User avatar
THE ELEMENT
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Mon Jun 21, 2004 7:00 pm
Location: Where MJ's...Matoobo iyo Macawis ku mardaadiyaan, shaaribadana miiqaan, shaalkana garwaaxeedsadaan!

Post by THE ELEMENT »

Jeffrey Dahmer, my fault than, but if you ask me the source you provided is one bias son of a b!tch cause if it were any honest about its reporting it wouldn’t have brought forth the “qabiil” in control of “Garoonka diyaaradaha” while completely ignoring the one in control of “Dekada Magaalada Kismaayo.”

...I mean what ever happened to the so-called fairness of reporting by this media? I guess...waxii wax ka dhagaysta baa ka walaan...no disrespect.
User avatar
THE ELEMENT
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Mon Jun 21, 2004 7:00 pm
Location: Where MJ's...Matoobo iyo Macawis ku mardaadiyaan, shaaribadana miiqaan, shaalkana garwaaxeedsadaan!

Post by THE ELEMENT »

[quote="COSTA"]^^Barre Hiraale will not rule Kismaayo as before
warlord time is over so let these MR kids have little
new year party

Kismaayo will go back to reer kismayood hands Very Happy [/quote]

Costa, I like your frankness man up
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”