SUBHANALLAH, HUSSEIN AIDEED AGAIN TODAY ................

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

SUBHANALLAH, HUSSEIN AIDEED AGAIN TODAY ................

Post by Lacageylacag »

“GOOBTA UU CALANKA SOMALIA KA TAAGAN YAHAY WAA IN LAGA BARBAR TAAGAA CALANKA ETHIOPIA”.

“Adduunyada ma jirto meel ay wadaado ka taliyaan”

This boy is sooooooooo grateful to the Ethiopians. He is giving them all.

_________________________________________________________



MOGADISHU – Iyadoo Umadda Soomaaliyeed ay guud ahaanba si aad carro xooggan ay uga muujiyeen hadalkii kasoo yeeray K/xigeenka R/wasaaraha ahna Wasiirka arimaha gudaha ee Dowladda KMG Inj. Xuseen Maxamed Faarax Caydiid, ee ahaa in la baabi’inayo xuduudka u dhaxeeya Somalia iyo Ethiopia, ayaa maanta uu hadalkaasi ka yara laabtay.

Inkastoo uu Inj. Xuseen Caydiid sheegay in hadalkiisa uusan ula jeedin in la midaynayo Ethiopia iyo Somalia, ayaa hadana maanta uu sheegay in ay haboon tahay in calanka Somalia goobta uu ka taagan yahay laga barbar taago calanka Ethiopia, taasi oo ah hadal kale oo gaf ku ah jiritaanka Qaranimada Umadda Soomaaliyeed.



Isagoo warfidyeenada kula hadlayey Xarunta Villa Somalia Ex-Madaxtooyadii hore ee Somalia, ayaa Inj. Caydiid, waxa uu ka laabtay hadalkiisii shalay uu ku sheegay in ay Dowladda KMG qorshaynayso sidii Somalia loogu biirin lahaa Ethiopia, islamarkaana loo baabiÂ’in lahaa xuduudka u dhaxeeya, iyadoo la yeelanayo Baasaboor mid ah, ciidamo mid ah, iyo dhaqaale mid ah.



“Adduunyada ma jirto meel ay wadaado ka taliyaan” sidaana waxaa yiri Xuseen Caydiid, oo soo hadal qaaday xilliyadii ay Golaha Maxkamadaha Islaamku ay ka arimin jireen gobalada koonfurta iyo bartamaha wadanka Somalia, oo ay si aad ah ugu xooganaayeen.



Hadalkan kasoo burqaday Xuseen Caydiid, ayaa waxaa fakir shaqsiyadeed oo isaga u gaar ah ku tilmaamay Dowladda KMG ee Somalia, hase ahaatee waxa ay si darran uga caraysiiyey guud ahaan umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, iyadoona ay jiraan dibadbaxyo arintaasi ka dhan ah oo ay boqolaal Somali ahi ay ka dhigeen dalka Koonfur Africa.


soomaalinews.com
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Post by biko »

his Patriot man, leave him be.

Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”