Page 1 of 2

The TFG Respond to Aydiid's offensive Ethio-Somalia scheme!

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:17 pm
by THE ELEMENT
...Calling it his opinion and his only!

Afhayeenka DFKMG oo hadalo shaqsi ku tilmaamay warkii kasoo dhacay Xussen Caydiid

Last Updated::2007-01-03 13:19:33

Muqdisho:- Afhayeenka Dowlada Federaalka Somaliya, C/raxmaan Diinaari ayaa mar uu saxaafada la hadlay daboolka ka qaaday in aysan dowlada qabin hadaladii Wasiirka Arrimaha Gudaha.

24kii saac ee lasoo dhaafay ayey shacabka Soomaaliyeed si weyn u hadal hayeen hadalo kasoo dhacay Wasiirka Arrimaha Gudaha ahna Ra'iisul Wasaare kuxigeena Mr.Xusen Maxamed Caydiid oo sheegay in la isku darayo dalalka Somaliya iyo Itoobiya.

Xussen Caydiid ayaa mar uu shalay la kulmayey Oday dhaqameedyo ku sugan Muqdisho sheegay in dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya yihiin kuwo walaalo ah isla markaana uu ka dhaxeeyo xuduud dheer, taasi oo uu sheegay in ay hada doonayaan in ay baabi'iyaan, si ay labada dal u yeeshaan hal Baasaboor, hal dhaqaale iyo ciidan.

Hadaladan ayaa buuq weyn abuuray ayadoo shacabka Soomaaliyeed intiisa badan ay warkan ku tilmaameen mid aan u cuntami karin.

Balse Dowlada Federaalka ayaa hada u muuqata mid iska fogeynaysa hadalada Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Md.Xussen Caydiid.

Xussen Caydiid laf ahaantiisa ayaan weli arrintan ka hadlin iyo buuqkii ka dhashay hadaladiisa.

Waxaan ayaguna arrinkan weli ka hadlin Madaxweynaha Somaliya oo hada safar ku jooga dalka Kenya, iyo waliba Ra'iisul Wasaaraha Somaliya oo asagu ku sugan caasimada Muqdisho.

Afhayeenka Dowlada Federaalka C/raxmaan Diinaari oo u waramay qaar kamid ah saxaafada magaalada Muqdisho ayaa saaka sheegay in warkaasi kasoo baxay Xussen Caydiid uu yahay mid u gaar ah asaga shaqsiyan oo aysan Dowlada Federaalka arrintaasi qabin.

Wuxuuna afhayeenka sheegay in wakhtigan aan la joogin xili dalal la isku daro, asagoo sheegay in hawsha u taal ay tahay sidii dowladnimadii somaliya dib loogu soo celin lahaa, balse wuxuu sheegay go'aanada noocaas ah ay u taal shacabka Soomaaliyeed.

http://horseednet.com/horseednet.php?id=5499

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:18 pm
by THE ELEMENT
How could he say such a thing in the first place?

...I honestly donÂ’t know, but what is certain is the TFG will have to do more to calm the people down since Mr. AydiidÂ’s comment is unacceptable.

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:21 pm
by Ashlee~
Aideed Jr is obviously not a politician. he needs to refine his skills like afbijo who used to be a free yielding dude who insulted Hawiyes like crazy. But he's toned down himself most in part to superb advisors.

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:21 pm
by kambuli
Bani aadam weeye oo waa ka dhacay hadalku.... Ama wuxuu islahaa iska yarehe dhis Melez laakiin he apologized... Xidid iyo qaraabana waanu nahay eh ha laga qaleeyo...inleyn waatii la yidhi... qofkii wax la isu yahay ma khaldami karo eh Laughing

Here is the link...

..http://www.somaliweyn.com/pages/news/Jan_07/3Jan19.html

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:24 pm
by AbdiWahab252
[quote="Ashlee~"]Aideed Jr is obviously not a politician. he needs to refine his skills like afbijo who used to be a free yielding dude who insulted Hawiyes like crazy. But he's toned down himself most in part to superb advisors.[/quote]

Ashlee~ U mean due to the BUCK TOOTHED one and his BOUNCER COUSIN from JOWHAR

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:24 pm
by Ina Baxar
Kambuli , beri horaad iga diiday inaan ku soo galo qolka yaree, inaga hagaaji links-ka. Laughing

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:27 pm
by Ashlee~
AW

you think abdullahi yusuf is scarred of some abgaals Laughing Buddy to be the leader of a nation you have to be political. Even if Afbijo hates hawiyes and Bush jr [quote=Kanye West] Hates BLACK PEOPLE[/quote]

You can't say it. You have to be political. I doubt he hates hawiyes though. He's just an Clan supremacist like all clan leaders are.

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:29 pm
by AbdiWahab252
Ashlee~:

Who can forget his memorable speech insulting Cabdqassim's Carta government ?

If i could only finish telling u the stories of your adeer was harassed in Jowhar

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:35 pm
by Ashlee~
AW

My uncle was certainly not harassed. Remember I am a reer mahad and my father and close uncles paid for that liver in Part, hence why we keep a close eye on odeyga Laughing Truthfully Maxamed Dheere benefitted from the gov't by getting alot of funds. But he felt like a magaan in jowhar because there were more Reer mahads with guns then warsangeli harti abgaals Laughing Stop talking fairytales with the Scriptwriter.

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:39 pm
by AbdiWahab252
Ashlee~

U never heard of how Maxamed Dheere would cut the power to Adeer's house by 9pm even when he was awake

Or how he used make your Adeer pay sums of money to pay off the USc who were about to invade ?

I have a close source who is not hawiye or Darood who told me about the harassment

Posted: Wed Jan 03, 2007 5:45 pm
by Ashlee~
You have a close source Laughing My source is a secondary source straight from afbijo Laughing Sxb when afbijo was in jeddah my family would visit him and my sister would talk to the guy. I however was not around. I have a direct link to the odeyga. Maxamed Dheere is tamed today and was then. he got money from gov't but felt like a hostage in his own city. A magaan to the thousands of soldiers from puntland.

Posted: Wed Jan 03, 2007 6:14 pm
by kambuli
AW,

Walaahay I wouldn't disbelieve what you are saying about Mohamed Dheere.... I was just telling my best friend (A close relative of Mohamed) how this world is all a show.....He was saying " Duqii daarood, derin aa loo fidhshay asow ku xaarey" and then few weeks later he was in Bosaso... Addunyadaan qiimo ma leh, waxaa iska fiican inuu qof waliba afkiisa asluub u yeelo...You never know where you end up....That AW includes you.... Walaahay you never know...

Ina Baxarow,

Wallee inaanan fahmin meesha aad ka hadashay? Miyaad ilowdey inaan dheg weyn ahaa? Laughing

Posted: Wed Jan 03, 2007 6:24 pm
by Dhaga Bacayl
Kambuli,

Marka hore Happy New Year.

Second, mashxaradii baan sugaayee maxaa dhacay. I noticed your political posting are more frequent these days.

Posted: Wed Jan 03, 2007 7:57 pm
by kambuli
Dhaga,

Sidoo kale walaal happy new year iyo happy Eidba...

Ta labaad goormaad iska deyneysaa waxa koonfurta looga yaqaan " Duur Xul"?

Maxaa lagu mashxaradaa ee meesha yaal? Ma Somaalida xaalkeedu bariga dhexe yahay?

Ninyahow inaad intaa in ka badan aad iga baratay baan filayey!

Posted: Wed Jan 03, 2007 8:02 pm
by fagash_killer
aad iyo aad ayaa u mahadsantahay, Xuseen Caydiidoow.

Three suuls up.

After all, you just prematurely uttered what we Soomaalida damiirka leh, dalkooda jecel knew all along. Geedi iyo madax ku sheega in dowlad ku sheega burburtay, non-existent, illegimate ayaa kula og, laakiin waa ogyahay awood malaha hada ay yiraahdaan saas.

Xuseen Caydiidoow aad iyo aad ayaa ugu mahadsantahay mar labaad, and I for one will like to nominate you as their spokesperson. After all, the map Xildhibaanada soo bandhigeen a month ago wasn't photoshopped.