Youth Beat A Girl After She Leaves An Ethiopian Base!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
muslim-man
- SomaliNet Super

- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
Youth Beat A Girl After She Leaves An Ethiopian Base!
Muqdisho, 04/01/07 ( onkod.com)
Magaalada Muqdisho ayaa dhalin yaro Soomaaliyeed oo kunool Xaafadda Suuqa Xoolaha ay Nafta kaga qaadeen Garaacis Gabar Soomaaliyeed oo ay ku tuhmayeen Macsi.
Gabadhani ayaa lagu soo waramayaa in la arkay iyada oo kasoo baxeysa Xarun ay ka degan yihiin Ciidamada Tikreega ah meel kudhaw Xaafadda Suuqa Xoolaha taasi oo ku dhalisay Shaki dhalintii, waxaana lagu soo waramayaa in ay dabagal ku sameeyeen isla markaana ay dhacday in maalin kale ay meesha ku arkeen iyadoo kasoo baxeysa kadibna ay wadada u galeen kuna bilaabeen garaacis, intii ay sii garaacayeenna waxaa lagu soo waramayaa in ay weydiiyeen suÂ’aalo dhowr ah iyagoo ka helay lacag itoobiyaan ah.
Dhalinta ayaa lagu soo waramayaa in ay kaga shakiyeen Gabadhaasi in ay Macsi u gashay Xerada ay degan yihiin Ciidamada Tikreega iyadoo shakigasina uu sii xaqiijiyay markii ay ku arkeen lacagtii itoobiyaanka aheyd.
Qaar katirsan Dhalinta Xaafadda Suuqa Xoolaha oo shabakadda onkod ay la xiriirtay kadib dhacdadaasi si loo xaqiijiyo warkaasi ayaa waxa ay sheegeen in gabadha ay ku dhimatay sidii ay u garaacayeen maadaama garaacitaankeeda ay iskugu aadeen dhalin fara badan.
Waxa ay sheegeen raggaasi in ay ka hortagayeen waxa ay dooneysay gabadhaasi in ay u horseedo Haweenka Soomaaliyeed taasi oo aan dooneyno bay yiraahdeen in gabdhaha Soomaaliyeed uu cashar u noqdo Geerida gabdhani.
Waxa ay sidoo kale balan qaadeen Dhalinta in hadda kadib ciddii ay ku arkaan ama ay kaga shakiyaan keliya ay u geli doonaan sida midda hadda ay u galeen iyo si ka daran, waxayna kula dardaarmeen Haweenka Soomaaliyeed ee Sharafta leh in ay dhowrsadaan Sharaftooda kana hortagaan Gabdhaha isku dayay in Sharaftooda ay waxyeello u geystaan.

- R.I.P Kiyan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3692
- Joined: Wed May 31, 2006 2:05 am
- Location: Ashburton Grove...
- Contact:
-
muslim-man
- SomaliNet Super

- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
- michael_ital
- SomaliNet Super

- Posts: 16191
- Joined: Sat Jun 05, 2004 7:00 pm
- Location: Taranna
- R.I.P Kiyan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3692
- Joined: Wed May 31, 2006 2:05 am
- Location: Ashburton Grove...
- Contact:
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
-
muslim-man
- SomaliNet Super

- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
Mike,
It says that young men who live in a neighborhood in Mogadishu beat a girl to death after they've seen her leave an Ethiopian army base. The youth say that they've studied the girl leave the base several times before, so they knew she was comitting prostitution and as a result beat her until she died.
They also said that this should be a warning for all Somali women who plan on faternizing with the Ethiopians. And that they will beat up any woman who is caught socializing with the enemy!
It says that young men who live in a neighborhood in Mogadishu beat a girl to death after they've seen her leave an Ethiopian army base. The youth say that they've studied the girl leave the base several times before, so they knew she was comitting prostitution and as a result beat her until she died.
They also said that this should be a warning for all Somali women who plan on faternizing with the Ethiopians. And that they will beat up any woman who is caught socializing with the enemy!
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
- 1nemansquad
- SomaliNet Super

- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: Youth Beat A Girl After She Leaves An Ethiopian Base!
[quote="muslim-man"]Muqdisho, 04/01/07 ( onkod.com)
Magaalada Muqdisho ayaa dhalin yaro Soomaaliyeed oo kunool Xaafadda Suuqa Xoolaha ay Nafta kaga qaadeen Garaacis Gabar Soomaaliyeed oo ay ku tuhmayeen Macsi.
Gabadhani ayaa lagu soo waramayaa in la arkay iyada oo kasoo baxeysa Xarun ay ka degan yihiin Ciidamada Tikreega ah meel kudhaw Xaafadda Suuqa Xoolaha taasi oo ku dhalisay Shaki dhalintii, waxaana lagu soo waramayaa in ay dabagal ku sameeyeen isla markaana ay dhacday in maalin kale ay meesha ku arkeen iyadoo kasoo baxeysa kadibna ay wadada u galeen kuna bilaabeen garaacis, intii ay sii garaacayeenna waxaa lagu soo waramayaa in ay weydiiyeen suÂ’aalo dhowr ah iyagoo ka helay lacag itoobiyaan ah.
Dhalinta ayaa lagu soo waramayaa in ay kaga shakiyeen Gabadhaasi in ay Macsi u gashay Xerada ay degan yihiin Ciidamada Tikreega iyadoo shakigasina uu sii xaqiijiyay markii ay ku arkeen lacagtii itoobiyaanka aheyd.
Qaar katirsan Dhalinta Xaafadda Suuqa Xoolaha oo shabakadda onkod ay la xiriirtay kadib dhacdadaasi si loo xaqiijiyo warkaasi ayaa waxa ay sheegeen in gabadha ay ku dhimatay sidii ay u garaacayeen maadaama garaacitaankeeda ay iskugu aadeen dhalin fara badan.
Waxa ay sheegeen raggaasi in ay ka hortagayeen waxa ay dooneysay gabadhaasi in ay u horseedo Haweenka Soomaaliyeed taasi oo aan dooneyno bay yiraahdeen in gabdhaha Soomaaliyeed uu cashar u noqdo Geerida gabdhani.
Waxa ay sidoo kale balan qaadeen Dhalinta in hadda kadib ciddii ay ku arkaan ama ay kaga shakiyaan keliya ay u geli doonaan sida midda hadda ay u galeen iyo si ka daran, waxayna kula dardaarmeen Haweenka Soomaaliyeed ee Sharafta leh in ay dhowrsadaan Sharaftooda kana hortagaan Gabdhaha isku dayay in Sharaftooda ay waxyeello u geystaan.[/quote]
onkod is a pro hutu courts you just gotta love the propaganda machines of somali medias

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1253 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 313 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 457 Views
-
Last post by Twist
-
- 2 Replies
- 513 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 1327 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 19 Replies
- 1403 Views
-
Last post by hometown-hottie
-
- 2 Replies
- 976 Views
-
Last post by Oxy-
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by Hiiraan boy