Nairobi 04, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku goodiyay in ciidamada Ethiopia xoog lagaga saari doono gudaha Somalia.
Shariif Xasan Ayaa Sheegay In shacabka Soomaaliyeed Aanu isku Dhiibi doonin Isla markaana aanu Isku Dulleyn doonin Ciidamada Xoogga Ku qabsaday Soomaaliya ee itoobiyaanka ah.Si kastoo uu u Awood Badan yahay Iyo Heer Kasta oo ay gaarsiisan tahay Tiradiisaa iyo Saanaddiisaba.
Shariif Xasan Sheekh Aadan
Sharrif xasan waxa uu sheegay In Shacabka Soomaaliyeed uu Ka hor tagi Doono Awoodda xoogga Ku heysata Si kastoo uu Mareykanku u Taageero isla markaana uu garab u siiyo Mareykanka waa Sida Uu hadalka U dhigaye.
Waxa uu sheegay Shariif xasan In shacabka Soomaaliyeed Aanay Dhag Jalaq u siin Doonin Aamusnaanta iyo Ku luglahaanshaha Beesha caalamku ay ku lug leedahay wax yaabaha ka soconaya Dalka Soomaaliya.
Wargeyska lagu magacaabo Assaxaafa oo Kasoo baxa waddanka Suudaan ayuu Shariifku u sheegay In shacabka Soomaaliyeed Ay ka hortagi Doonaan Gumeysiga Cusub isla markaana ay la jihaadi Doonaan Ciidamada itoobiyaanka ah ee Xoogga Ku qabsaday dalka Soomaaliya Ilaa iyo Inta ay Ka Xoreynayaan Taako walba oo ka tirsan soomaaliya Sida ay Horay Ugu Faleen Gumeytayaashii Yurub.
Waxa Uu shariifku Intaasi Ku daray In ay Suurto gal tahay In Itoobiyaanku Ay hal Iska Hor imaad Ama iska Hor Imaadyo fara badan ay ku guuleystaan hase heeyeeshee Anay u suurto Gali Doonin In ay Dagaalka Oo idil Ku Guuleystaan.oo ay ka Adkaadaan rabitaanka Shacabka Soomaaliyeed.
Shabelle Media Network Kenya
E-mail us: info@shabelle.net
SHARIIF XASAN A TRUE SOMALI PATRIOT
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 440 Views
-
Last post by GeelSanKaTaabte
-
- 10 Replies
- 1369 Views
-
Last post by musika man
-
- 82 Replies
- 3964 Views
-
Last post by Grant
-
- 19 Replies
- 2270 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 5 Replies
- 814 Views
-
Last post by abwaan1
-
- 5 Replies
- 1293 Views
-
Last post by Twist
-
- 41 Replies
- 2955 Views
-
Last post by Conqueror
-
- 198 Replies
- 9546 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan