Ama Itoobiya Ha Ka Dhex Dagaalanto Ama Maraykan Ha Ku Soo Duulo'e Somalia Wali Kama Dhicin Dagaal La Mida Kii Na Dhexmaray Anaga (Dawladii Hore Ee Siyaad Bare)
Iyo Xoogagii SNM” Kornayl Cabdicasiis Cali Bare
Kornayl Cabdicasiis Cali Bare oo ka mid ahaa saraakiishii ugu saraysay milatariga taliskii kalidii taliyihii Siyaad Barre ee dawladii la isku odhan jiray Soomaaliya ayaa markii u horaysay ka hadlay xaalada xiligan ee koonfurta Soomaaliya isagoo ku tilmaamay arin aan macno badan samaynayn oo ah gorgortan kursi iyo mid shaqsiyo ah. Waxa kale oo uu ka hadlay Cabdicasiis Cali Barre in koonfurta Soomaaliya iyo waqooyigu (Somaliland) ay ku kala horeeyaan dagaalada milatariga dhinac walba waxanu tusaale u soo qaatay dagaaladii dhex maray SNM xiligii ay dalka haysteen isagoo arintaasi ka hadlayan wuxu yidhi "Ama Itoobiya ha ka dhex dagaalanto ama maraykan ha ku duulo'e Soomaaliya wali kama dhicin mid la mida kuwii na dhex maray jabhadii SNM waxanan damacsanahay inaan buug ku soo saaro laakiin hadaan in yar ka xuso waxay ahaayeen dagaalo aad iyo aad u qadhaadh dhinac walba oo leh maskax xeel dagaal, taatiko milatari, iyo dhiiranaantii halista ahayd ee dagaalyahanimada Soomaalidu ku caan baxday waxanay dagaaladaasi lahaayeen qaabab badan oo halisa sida weerar dhamaystiran, difaac, jidgooyo, dhabarjabin, miino-xidh, arbush, iyo sahan culus taas oo ay dheerayd dagaalka ku dhufoo ka dhaqaaqda ah oo leh sas iyo jaha habaabin khatar ku ah cutubyada ciidanka, ma aha waxa aayar la ilaawi karo dhacdooyinkii dagaaladaasi khusuusan xiliyadii u danbaysay ee aan anigu gulufka adag ee ciidankii 77 ee libaaxyada Soomaaliya aan ku kiciyay guud ahaan aagagii SNM gaar ahaana xeebta galbeed oo aan ku horeeyay.
Weerarkii cuslaa ee aan ku qaadnay guutadii 99naad ee SNM oo uu hogaaminayay kornayl (Jidhif) oo aan isku kuliyad ahayn kuwaas oo aan weerarkaa hore kaga guulayasanay hase yeeshee, aad noogu waxyeeleeyay weeraradii rogaal-celiska ee gaadmada iyo goosgooska ahaa waxaad moodaysay inaanu aad isku kaarto fahmaynay milatari ahaan sababtoo ah waxay jid gooyo ku dileen abaanduulahaygii ciidanka saraakiil badan oo kalena way sigteen, waxay noo adeegsadeen sirta culus ee ciidanka taas oo ah dhegaysiga isgaadhsiinta raadiyaha iyo fasiraada afgarashooyinka ciidanka ee (Taararka) la isku dirayo, meelihii ugu darnaana waxa ka mid ahaa jidgooyadii dooxa Bariisle maalintaas oo ahayd markay saraakiisha laayeen oo ciidanka uu watay kornayl (Jidhif) waxa markii gurmadkayagii ku soo dhawaaday qasab ku mareen ciidankii Djibouti ee xadka ilaalinayay taas oo macnaheedu ahayd inay taarkayaga dhagaysteen waana hab dagaal.
Dhinaca kale ee isaguna aadka u adkaa wuxuu ahaa aagii cidhifka Bari ee guutadii 1aad ee SNM oo sidaan ka warqabo uu hogaaminayay Maxamed Kaahin, waxa xusid mudan maalintii aan damacsanaa inaan qabsado tuulada la yidhaahdo Dhoqoshay oo xiligaa ahayd meel istaraatiji ah magaalo camirana ah way noo suurto gali wayday oo waxa lanagu difaacay difaaca adag ee madaafiicda, difaaca (Madfaca Hoobiyaha) oo garbo siman ah, waxay ahayd mid aad u jabisay weerarkaygii maalintaas oo la mid ahayd kuwii aan ku qabsaday goobo muhiim ahaa sida xaruntii taliska guud ee SNM oo ahayd Baligubadle iyo Alaybaday iyo meelo kale oo badan. Maaha wax si kooban aan uga sheekayn karo labada dhinacba saraakiil ha jiraane waxay ahaayeen raga tayada badan lihi saraakiishii waqooyiga gaar ahaan dhinaca SNM ragga isugu tagay.
Gebagabadii dagaaladan xiligan ee koonfurta Soomaaliya waa kuwo magac dil ku ah sumcada soomaalidu dagaalada milatari ku lahayd, waxana inta badan ka muuqata rag iska hadlaya oo aan khibrad dagaal shaqo ku lahayn."
A/AZIZ ALI BARRE TALKING ABOUT--SNM VS FAQASH WARS
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- B_A_D_O_W
- SomaliNetizen
- Posts: 401
- Joined: Tue Jun 21, 2005 3:18 pm
- Location: The Valley of The Kings
SOMALILAND
WAA
KU BAXAY DHIIGA SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM
ALLAAAAHU AKBAR!
MUJ.MOHAMMED MOOGE
MUJ. AADEN SHIINA
MUJ. ABDILAAHI ASKAR
MUJ. BASHIIR
MUJ.CARAB DUCAALE.
MUJ.MUUSE BIIXI.
MUJ.INA WAYSA CADDE.
MUJ.AHMED MIRRE.
MUJ.MOHAMMED ALI.
MUJ.IBRAAHIM GOODBUUR.
MUJ.AHMED DHAGAX.
MUJ.LIXLE.
MUJ.IBRAAHIM DHEGEWEYNE.
MUJ.HASAN YONIS HABANE.
MUJ.HUSSEIN DHEERE.
MUJ.MA GUBTE.
MUJ.MAHDI CALI.
MUJ.MADAXDIIN.
MUJ.HAYBE LAANBAD.
MUJ.HASSAN KEYD.
MUJ.TALAABO..
MUJ.SUMUNI.
MUJ.HARAGWAAFI.
MUJ.HASSAN SALEEBAAN.
MUJ.MOHAMMED OOGLE.
MUJ.ALI GUREY.
MUJ.CALI XUUSHO.
MUJ.DAYIB GUREY.
MUJ.ABDILAAHI DIREWAL.





MUJ.MOHAMMED MOOGE
MUJ. AADEN SHIINA
MUJ. ABDILAAHI ASKAR
MUJ. BASHIIR
MUJ.CARAB DUCAALE.
MUJ.MUUSE BIIXI.
MUJ.INA WAYSA CADDE.
MUJ.AHMED MIRRE.
MUJ.MOHAMMED ALI.
MUJ.IBRAAHIM GOODBUUR.
MUJ.AHMED DHAGAX.
MUJ.LIXLE.
MUJ.IBRAAHIM DHEGEWEYNE.
MUJ.HASAN YONIS HABANE.
MUJ.HUSSEIN DHEERE.
MUJ.MA GUBTE.
MUJ.MAHDI CALI.
MUJ.MADAXDIIN.
MUJ.HAYBE LAANBAD.
MUJ.HASSAN KEYD.
MUJ.TALAABO..
MUJ.SUMUNI.
MUJ.HARAGWAAFI.
MUJ.HASSAN SALEEBAAN.
MUJ.MOHAMMED OOGLE.
MUJ.ALI GUREY.
MUJ.CALI XUUSHO.
MUJ.DAYIB GUREY.
MUJ.ABDILAAHI DIREWAL.
- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
are Isaaq this hungry for attention they would author a paper and make it seem a Mareexaan lion would write it??
[quote]Kornayl Cabdicasiis Cali Bare[/quote]
Isaaq didnt do their homework.
*All Majeerteen should be standing up and saluting for this man*
[quote]Kornayl Cabdicasiis Cali Bare[/quote]
Isaaq didnt do their homework.






*All Majeerteen should be standing up and saluting for this man*
Last edited by DawladSade on Sat Jan 06, 2007 5:48 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 306 Views
-
Last post by galia
-
- 27 Replies
- 235 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 24 Replies
- 1442 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 8 Replies
- 922 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 118 Replies
- 5822 Views
-
Last post by SayyidUmar
-
- 24 Replies
- 3352 Views
-
Last post by Himeniya
-
- 4 Replies
- 1028 Views
-
Last post by DarthSomali
-
- 3 Replies
- 919 Views
-
Last post by rabanam
-
- 29 Replies
- 12281 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 17 Replies
- 9887 Views
-
Last post by Casanova25