BREAKING NEWS RIYALE TO JOIN TFG AS Foreign Affairs Minister

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

BREAKING NEWS RIYALE TO JOIN TFG AS Foreign Affairs Minister

Post by Ashlee~ »

THIS IS WHAT THE PEOPLE OF BAYDHABO ARE TELLING ME.

Abdullahi yusuf gave riyale an ultimatum. You join Somalia or you end up like indhacadde Laughing
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Post by Sakhraan »

GOOD FOR THE HUUSH DUDE.


Im gonna to be the new KILLINKA 6AAD'S Thailands Ambassador....Bangkok here i come.


SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

You gotta be a dhabayaco or geri koombe for that position Laughing
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Post by Sakhraan »

''geri Koombe''......... Very Happy .

SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Leave alone the Geri Kombas... Evil or Very Mad
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

If this is true, Riyale had just signed his death wish, he aint that stupid, belive me
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Post by Nabeela »

Surprised
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Post by Gedo_Boy »

What about his Presidency?
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Gedo boy Look at it like this.


Would you rather be the secretary of State for THE US. Or the Prime Minister of Canada? Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

I do not think this is true... Because Riyaale is already under the control of Melez..
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Saamaynta Dagaalka Ee Somaliland
dam Omar — Umae, Sweden — 31 December, 2006
--------------------------------------------------------------------------------



Asslaamu claykum


SAAMAYNTA DAGAALKA SOMALIA EE SOMALILAND


Waa wax iska cad in marka asta uu saamayn ku yeelankaro , oo hadda ayaabu ku yeeshay ugu yaraan.. waxa aynu ka hadlaynaa o keliya xagga siyaasadda


inta aynaan gudo gelin maxaa keenay in Itoobiya ay sidaa naf iyo maalba ugu hurto maamulka taagta daran ee Baydhabo?


waxay noqon kartaa aniga fekerkayga 2 arrimood , Tan koobaad waa mid ku taxalluqda Diin oo ah in hadiiba uu qof Islaamka u hadlo dunida oo dhan baacsanayo oo aan cidina u hiilinnayan Allaah mooyee, taasna Itoobiya waxay ku helaysaa lacag iyo dhaqaale kala duwan oo badan oo ay diyaar ula yihiin waddamada reer galbeed ka iyo qaar ka mid ah waddamada carabta oo iyaguna raali ahaansho kaga sii raadinaya Maraaykanka , si cadhadiisu u hareer marto , illeyn way arkaan waxa ku dhacay Saddaam iyo xertiisii. ama waynu orakaynay waxa ka dhacay Lubnaan iyo weerakii darnaa ee Israel u geysatay oo markaa carabi wax ba ka qaban kari weyday , ..

Tan labaad waxa weeye mid ku salaysan siyaasad gudeed ay itoobiya doonayso inay ku hanato geeslka afrika oo muddoba dayacnaa , . Itoobiya waxay in muddo ah ka dhursugaysay dhinaca Somaliland oo ay saaxiib dhow ka dhigatay , lakin waxay ku qanacday in, kaddib dhimashadii marxuum Cigaal, ay Somaliland u socoto xagga Burburka waayo waa wax iska cad in hadda aanay waxba jirin ee ay dadku iyagu gacanta ku haystaan ammaanka , dhaqaalihiina uu marayao halkii u liidatey maalinna wax horleh oo lagu qoslo , xataa ma aha lala yaabo , waa lagu qoslo, uu dhacayo


tusaale ahaan waxa la joojiyey oo dawladdu mamnuucaday in xoolo ka dhoofaan dekedda Berbera sababtoo ah xoolaha ayaa la sheegay inay sii marayaan Djibouti. bal hadda fker , maxaa ka galay haddiiba xoolihii la iibsaday , la cashuuray , la xammaaley , la khallisay oo dabadeedna ay dekedda ka baxaeen sifo sharci ah , maxaa ka galay halka ay sii marayaan iyo waxa lagu falayo. Hadday doonaan baddaba haku daadiyeene , maxay tahay aqoon darrida intaa le'eg , mise waxa la raalli gelinayaa Itoobiya si ay u ogaato in Somaliland ay Carab iyo djiboutiba xidhiidhka u jartay oo weliba ay aad u necbtahay , mise waa siyaasad lagu cirraystayoo dadka ayaa la cuna qabataynayaa oo la doonayaa inay sabool garoobaan , dabadedna ay dhga beelaan , illeyn fekerka iyo ladnaanta ayaa wada socda , qof baahani fekerkiisu ma buurna , siday dododntoba ha ahaatee waa caddaan in siyaasaddii Somaliland ay gebi ahaanba is beddeshay . Ma aha inuu garanwaayey Riyaale waa ula kac iyo xeelada .Jibouti iyo Somaliland iskuma fiicna , Caalamul carab warkiisaba daa , .Waxa uu tegey Yemen oo markaa wada hadalsiinaysay isga iyo Cadde Muuse .

Aan us oo nqodo saamaynata dagaalka : hadii ay aguulaystaan qoalda maxaakuíimtu waxay noqonlahayd in si nabad ah ay nu isu dhex galno , waayo waa dad diin leh , oo waddaniyiin ah waa sababta maanata Itoobiya kula collowday , oo kuwa maanta dawladda sheeganaya waa kuwaas fasaxay ee weliba dafirray duqaynta iyo bur burinta ay diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya u geysteen shacabkii Soomaliyeed. markaa hadii ay guulaysan maxkamaduhu marna kuma kaceen wax akhlaaq xumo ah ama waddaniyad darro ah , xukun hadii ay noqotona qof Allaah ka cabasanaya oo waddani ah ayaa u xaq leh.. kolleyba dhib badani ma jiri ddoono , waxay na dhisi lahaayeen dawlad madax bannaan oo aan hoos tegin dawlad kale oo aan cidina saamayn kulahayn.

hadii ay guulasytaan qolada baydhabo , waa caddaan , waxa xigaya xasuuq iyi dagaal , waxaanan ogaataa in a ayna suurto gal ahayn in la iska difaaco , waayo Ittobiya qorshaha ugu ma jirto inay kala goyso Somalia , waayo iyadoo helaysa Great Somalia maxay ku falaysaa laba waddan oo kala kaan ah ,,.lakin mid ayaa jirta waqti hore ayuu Riyaale la galay heshiis noocaas ah Itoobiyana way u sheegtay in ay doonayso inay waddanka u qabato dawladda Imbagathi inta taas la xaqiijinayana iska ahaw Madaxweynahaaga. Inta aan la gaadhin doorashada 2008 ayaa hawsha la soo gebo gebayn doonaa hadii ay intyaas wax ku dhaam waayaan waxa loo ballan qaaday in laga taageeri doono xagga maaliyadda si uu cod wacan ama musuq maasuq ku soo baxo markale .


Sidee loo midayn doonaa Somaliland iyo Somalia , waa sidan ,, marka Soomaliya la wada qabto ayaa la odhanayaan waan wada hadlaynaa iyadoo Itoobiya ay ka tahay dhex dhexaadiye , wada hadallada waxaa lagu qaban doonaa Addis iyo Cadan(yemen) , way burburi doonaan iyadoo shacabku uu ka muddaharaadi doono , dawladduna ay leedahay waannu is difaacaynaa , lakin ay hoosta kala socoto Imagathi iyo Itobiya dabadeedna waxa dhacaya dagaal ka dhacaya dhinaca bariga Waxa qorshaysan ina ayna jiri doonin cid dagaallmaysa oo sidaas u buuran , dabadedna wax ka yar 3 maalmood ayaa Somalailand gacanta lagu dhigayaa , waayo dhammaan warka iyo tayada ciidanaka Somaliland way ogtahay Itoobiya si ka weyn sida ay u ogtahay ciidankeeda ---miyaad taa igu diiddantahay?

Waxaa hadaba iska cad in aanay dhici doonin dagaal wax ku ool ah oo ay Somaliland qaadi karto inta uu Riyaale sidaas wax u maamulayo , Haddiiba uu dagaal dhaco , lama hurayee suurto gal ma aha in ay dadka reer Somaliland (Isaaqa iyo Guda birrsi IYO inta yar ee Ciise ) ay dagaallamaan iyagoo iska bar bar dagaallmaya , . Shaki kuma jiro in dhinca bari iska daayoo uu mid ka bilaabmi doono Dhinaca Awdal iyo W/galbeed,,.


Arrimahaasi waxay ku soo beegmayaan iyadoo xidhiidhka Somaliland iyo waddamada deriska ahi uu xunyahay oo aanay jirin wax dal ah oo haba yaraatee dareemaya ama taageero u fidinaya noocay dodontoba ha ahaatee. maxkamaduhu waxaabay lahaayeen waddamo u hadla mar mar ama hoosta wax uga soo dhiiba , bal yaa u hadli doona tan Laan ah . Yemen eeg , maya weeye , carabtii kale eeg haba ka yaabin. Djibouti eeg kaba daran , Itoobiya waaba ta uugu daran , .. marka bal arrimahaasi yaa ka mas uul ah , ma Cigaalkii dhintay , ma Rayaalahan nool , ma shicibka , ma ma ma you name it.

haddii xaalka dwladda Somaliland yahay mid Somaliland nimadu daacad ka tahay , 2 mid ayaa dhici lahayd


1-in Itoobiya laga iibiyo ku dhawaaqa aqoonsiga Somaliland maanta , oo loo sheego in lagala qayb qaadanayo fulinta rabitaankeeda iyo daneheeda oo buuxa , ka hortagga maxaakimta , muujinta ncaybka islamka , sida Imbagathi , u oggolaanshaha waddanaka iyo dekedda , iyo xataa takulaynta dawladda Imbagathi .Taasina waa mid halaag if iyo aakhiroba ah laghala kulmayo.


2- in haddii ay taas diido lagala noqdo gebi ahaanba cilaaqaadka oo la eryo afarta mad madow ee Hargeysa jooga lana xoojiyo baaqa ah in Itoobiya ku xadgudbayso Somalia guud ahaanba iyo in ugu danabayn lala taakuleeyo maxaakiimta , oo illeyn aqoonsi la waaye yaan la DIIN seegin , .

Mid suuro gal ama aha: In Itoobiya ay sheegto in ay saaxiib la tahay Somaliland iyadoo xagganna naf iyo maalba u hurtay Cabdilahi Yusuf .´maha wax caqliga geli kara gebi ahaanba , waxa fahmaya ilamah sebiga ah Taasi waxay kuu muujinaysa ain waddankan aad Somaliland ku magacaabaysaan uu u rahman yahay Cabdillahi Yusuf , weliba cidi ma odhan doonto waad mahadsantihiin in aad nabad ka dhigteen si aan u XUKUNNO.


Goorma ayay bilaabantay in Itoobiya nacdo Somaliland. ? waxay ahayd markii uu dhinta Marxuum Cigaal waxay aragatay in meeshii uu qabsaday nin aan aqoon lahayn oo ka soo jeeda reer aan wax hawl ah u marin dib u xoraynta , oo weliba isagu yahay kuwii laga xoreeyey (i mean him personally).Wuxuu noqday nin u dhego nugul Meles , waayo waxa uu shaki ka galay in ay run tahay inuu madax weyne yahay iyo in kale . Cigaal wxa uu ahaa nin aan u dhego nuglayn Meles oo mabda iisu ahaa ma isku danaysanna sidii laba dawladood oo kale waxa markaa dhalatay Puntland oo iyana tar tan wacan u gashay hanashada maskaxda Meles.Mwlws waxa uu isku qanciyey in Somaliland ay dayacantahay oo aanay dhincana u socon . Waxa intaa xigtay in shirkii Carta uu fadhiga ka kiciyey Itoobiya si ay u samayso dawlad Somaliyeed oo iyda taabacsan.Waxa u soo baxay Cabdilahi Iyo Rayale waxay ku qanacada in Cabdilahi uu ku habboonyahay in uu noqdo madaxweynaha , waayo Cabdillahi waxa u suurto gelinaya tageero uu ka haysto Puntland , iyo isagoo weliba ka heli kara Koonfurta hoose ee Somalia halka aanu Riyaale ka heli karin taageero noocaas oo kale ah , waayo waxa dhici karta in arkiiba la tuuro oo gudaha lagaga kaco..


tan kale Riyaale laftiisa ayaa ku qanacsan in uu ka hoos shaqeeyo Cabdilahi oo madaxweye ah.

Muxuu ka helayaa dhagarta noocaas ah Riyaale ?

waxa lag ayaabaa in dadka qaar kood moodaan in aan qorayo wax aan wax ba ka jirin , .


Xaqiiqdu siday tahay Riyaale kuma qanacsana mana rabo Somaliland. waxa uu u shaqaynayaa dhinaca kale (anti clock wise) . Weli muu illoobin khilaafaadkii qabiilka ee uu ku shaqaynayey ee ka ahaa askariga .


waxauu u dhaqmaa si cad oo liddi ku aha wax kasta oo danata dadku ku jirto , waana la eegi doonaa mesha ay kudanbasyo iyo maxsuulka uga soo baxa.

Talo soo Jeedin.

sida ainga iyo in badan oo qurbo joogga ahiba qabno waxa loo baahanhaya in la qabto SHIRWEYNE QARAN OO AH MID BEELEED.


waayo arrinka Somalidu waa qabiil , qabiilkasta arrinkiisu meel ayuu marayaa , waanu ogyahay calal aqal halka ay kudanbayn doonto iyo waxa ku soo fool leh. Likin Isaaq ma oga waayo taladoodii waxa haya Riyaale iyo Cabdilahi Yusuf .Dhulka loo socdaa waa Hargeysa , magaalda 2aad ee Somalia , Berbare dekedda 2aad ee somalia and the most strategic port in somalia , Burco magaalda 3aad ama 4aad ee somalai (center of livestoch exportation) Skeikh, Cerigabo, iwm.

Xal uma arko hannaanka xisbiyo badan , mana dhic doonto in doorasho lagag qaado lakin waa in sidoo loogu dhiibtay may 2002 looga qaadaa.... , xattaa haddii ay beenowdo saadasha Itoobiya iyo Imbagathi ayaan doorashao lagag qaadayn . kun xisbi haddii la sameeyo cid Somaliland aqoonsanaysaa ma jirto waayo kii madax weynaha u ahaa ayaa leh suga wax yar baa noo hadhay intii aan walaalahayaga Somaliyeed ku biiri lahayne ..

Arinku wuu ka duwanyahay dhamman waxaii dhore ee dhici jiray ummad waliba halka sannadka 2007 ay si mariso ayay maraysaa , .


Waxaan ku soo gabo gabaynayaa dad yohow haku mashquulina xisbiyo ee dantiinna garta , Wuu caddaystay Riyaale boqol jeer cadaawadda uu u qabo shacabka Somaliland wuuna iibsadey isagoo aan lacag siisan ee siistay hab qabiil .

wcww


adam, omar


sweden umeå
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Madaxweyne Riyaale Oo U Ambabaxaya Berrito Booqasho Uu Ku Tegayo Addis Ababa, Itoobiya
Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 7 January, 2007
--------------------------------------------------------------------------------


Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa lagu wadaa berrito inuu u ambabaxo booqasho uu ku tegayo Addis Ababa, Itoobiya.

War rasmi ah lagama bixin socdaalka Madaxweyne Riyaale. Hase yeeshee, warar laga helay madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynuhu berrito shir jaraaÂ’id qaban doono, kaas oo la filayo inuu kaga hadli doono socdaalkiisa Addis Ababa.

Wararka la xidhiidha socdaalku waxay sheegayaan in mudane Riyaale uu martiqaad ka helay RaÂ’iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, isla markaana ay ka wadahadli doonaan arrimo la xidhiidha xaaladda gobolka, gaar ahaan arrinta Soomaaliya iyo waxa ka khuseeya Somaliland.

Socdaalka Madaxweyne Riyaale ayaa waxa uu ku beeggan yahay iyada oo uu gobolka ka socdo dhaqdhaqaaq diblomaasiyadeed oo xawli ah, kaas oo lagu baadidoonayo sidii wadahadal loogu soo dabaali lahaa arrinta Soomaaliya, kadib hawlgalkii milateri ee ciidamada Itoobiya kaga fara-maroojiyeen Maxaakiimta Islaamiga ah dhulkii ay ka talinayeen ee Koonfurta Soomaaliya, isla markaana uu Addis Ababa dib uga noqday maanta Madaxweynaha dowladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya, Col. Cabdillaahi Yuusuf oo halkaas wadahadal kula yeeshay RaÂ’iisulwasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi.

Col. Cabdillaahi Yuusuf iyo Meles Zenawi waxay ka wadahadleen – sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Itoobiya – arrimo la xidhiidhi sidii loo ballaadhin lahaa wadahadalada dib u heshiisiinta, loogana qaybgelin lahaa “dhammaan dhinacyada Soomaaliya”, taas oo uu sheegay Ra’iisul wasaare Zenawi inuu ka caawin doono.

RaÂ’iisulwasaaraha Itoobiya, waxa uu dhowaan sheegay in Somaliland iyo Puntland ay la safnaayeen [dowladdiisa] duullaankii ay dhowaan ku qaadday Maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliya.

Dhinaca kale, shir jaraaÂ’id oo saxaafadda lagu wargeliyey oo saaka lagu qaban lahaa Madaxtooyada ayaan qabsoomin. Shirkaas jaraaÂ’id oo aan hore loo sii sheegin cidda qabanaysa ayaa la wararku waxay sheegayaan inuu qaban lahaa Agaasimaha Madaxtooyada, kaas oo la sheegay inuu ka jawaabi lahaa shir jaraaÂ’id oo uu Khamiistii qabtay darawalkii hore ee Marwada Madaxweynaha, Abshir Xaashi oo soo bandhigay xogo u markhaati furaya fadeexad musuqmaasuq oo uu wargeyska Haatuf iftiimiyey in qoyska Madaxtooyadu ku lugleedahay, kaas oo sababay in la xidho tifatiraha iyo guddoomiyaha wargeyska Haatuf.

C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Riyaale is speaking to the the Right honourable President Abdullahi Yusuf about Somaliweyn. His position is clear - When, not if Somaliland will join their brothers.

I guess he's touching up on his pitch to the President. I can picture it now " SOMALILAND DOES NOT EXIST IF I BECOME PRIME MINISTER OF SOMALIA OR AT THE VERY LEAST FOREIGN AFFAIRS MINISTER"-Ina Riyaale Very Happy
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Post by gurey25 »

it is utter crap.

but if there was an ounce of truth in it, i dont see why you guys are happy.

there will be death , destruction and chaos all over somalia of the likes weve never seen yet.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

[quote="gurey25"]it is utter crap.

but if there was an ounce of truth in it, i dont see why you guys are happy.

there will be death , destruction and chaos all over somalia of the likes weve never seen yet.[/quote]

why do you think that?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”