[quote="kambuli"]
Aad aragtaan iyadoo la iska daayey hadal haynta Majeerteen, waa inaad ogaataan inay tahay maalinta ay qiimo dhaceen...
Qofkii ama dadkii wax lagu kuunyo haystaa ayuumbaa la caayaa....
If you are nothing, weak or useless no one will mention your name...
From the desk of H. M.
[/quote]

@ From the desk of Habar Majerten
Kambuli,
That is a lie. Qofka aan la hadal qaadin waa qof afkiisa iyo gacantiisa ay dadku ka nabad galeen. Waxa duulkan loo hadal hayo waa nijaasada ay dhex dabaalanayaan ee haddana ay isugu garaabayaan