Page 1 of 2

New SYL Rebel Group Attacks the TFG & Ethiopians

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:35 pm
by AbdiWahab252
The TFG are in danger.



Qaraxyo iyo rasaas xooggan oo caawa ka dhacay Muqdisho



Rasaas iyo qaraxyo xooggan ayay caawa 9-kii fiidnimo oo qadar daqiiqado dhiman is weydaarsadeen ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya oo ilaalo adag ka hayay Hoteel Ambassador ee Magaalada Muqdisho iyo koox maleeshiyo oo weerartay, iyadoo hoteelkaasna la sheegay in uu degan yahay Gen. Cali Madoobe.

Ma jiraan warar xaqiijinaya ilaa iyo haatan qasaaraha rasmiga ee ka dhashay is rasaaseyntaas, waxayna sheegayaan dad ku dhow dhow deegaanka ay mashaqadaasi ka dhacday in qof uu ku dhintay, halka qof kalena uu dhaawac ka soo gaaray, waxaana halkaasi haatan isku gadaamiyay ciidamadda dowladda iyo kuwa Itoobiya ee ku sugnaa xarunta CID iyo Hargaha iyo saamaha, mana jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhinaca dowladda oo la xiriira dagaalkaasi.

Dhinaca kale tan iyo intii ay soo gaareen magaalada Muqdisho ciidamada dowladda iyo Itoobiya ee taageeraya waxaa isa soo taraya qaraxyada loo geysanayo, gaar ahaan Isgoyska N0.4 ilaa wadada 3-Biyano, waxayna dhacdooyinkii ugu dambeeyay ka dhaceen isgoyskaasi iyo wadada warshadaha oo shalay kolonyo ciidamadaasi lagu weeraray abaarihii 2:00-dii duhurnimo qiriga RBG-ga.

Wixii warar dheeri ah ee ka soo baxa is rasaaseyntaasi kala soco shabakada wararka darayga ee goobjoog.net

Abdikarim Ibrahim Adan (Ampacilin).
E-mail: ampacalin@hotmail.com

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:36 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
takbiir

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:36 pm
by *+*Bliss+*+
allahu akbar!!!

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:38 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
takbiir

ALAHU AKBAR


TAKBIIR!

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:39 pm
by AbdiWahab252
The New Ciyaal WARDHIGLEY are rising up.

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:40 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="AbdiWahab252"]The New Ciyaal WARDHIGLEY are rising up.[/quote]



Ciyaal fay CALI part 2 Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:40 pm
by *+*Bliss+*+
the hutus will karbash the MJ half xabashis like they did in the 60's and in the 90's Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:40 pm
by fagash_killer
goobjoog.net
Laughing

new syl Laughing

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:41 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="*+*Bliss+*+"]the hutus will karbash the MJ half xabashis like they did in the 60's and in the 90's Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]


hunt the Xabash Laughing

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:43 pm
by SUPREME
[quote="*+*Bliss+*+"]the hutus will karbash the MJ half xabashis like they did in the 60's and in the 90's Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

allah hawiyeda maxee yaqaaniin... Listen who is walking on the Mogadishu soils....We are.... Mj this and that... naa shu.t up nacasadyahay, maxaa ta qanaa... MJ got you really scared, shittting your pants over a 70 year old man, imagine what the young bloods of MJ can do....

I swear no one annoys me more than these hawiye trash eaters

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:44 pm
by *+*Bliss+*+
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

supreme with the mj syndrome. do u really think i am hutu Laughing Laughing Laughing

im just telling the truth.

u got karbashed by the italians last century, the hutus in the 60's Laughing the faqash marexan in the 70's and the hutus again in the 90's Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:47 pm
by SUPREME
when i say MJ you scream.... this and that this and that... yes you are a hutu coz you diss idoor and faqashka/darood so what else are you, MIDGAAN... comes to think about it, thats a diss to midgaans....

you are ceyr the same as the UIC.... if not maybe abgaal BUT U ARE HAWIYE

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:50 pm
by *+*Bliss+*+
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

this is too much. the famous mj stupidity. i diss everyone Laughing Laughing

face the truth mj half xabashi, u got karbashed by the italians, the hutus and the faqash marexan and now the xabashis Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Jan 11, 2007 2:51 pm
by fagash_killer
MUQDISHO: Beesha ....... oo maanta sameysay kulan ay ku taageerayso Dowladda Federaalka Soomaaliya
Posted to the Web Jan 10, 16:44

Muqdisho (PP) - Beesha........ayaa waxay maanta yeesheen kulan ay ku taageerayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo iyadu soo saldhigatay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.


Kulankaan oo ka dhacay Hotelka Global ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qaygalay Siyaasiyiin, waxgarad aqoonyahanno iyo cuqaal ka soo jeedda beesha ......., waxaana kulankaas looga hadlay sidii lagu taageeri lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya.


abdiqasim clans are on board. the few terrorists cant do nothing now Laughing

Posted: Thu Jan 11, 2007 3:40 pm
by AbdiWahab252
Fagash Laughing