Barre Hiraale was told to leave Kismaayo imidietly
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Barre Hiraale was told to leave Kismaayo imidietly
Kismaayo: (pp) - Wasiirka Gaashaandhiga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sida lagu soo waramayo ka socdaalay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, isaga oo ku sii jeeda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Wasiirka gaashaanidhiga oo isagu dhowaanahan ku sugnaa magaalada Kismaayo ee caasimadda Gobolka Jubbada Hoose ayaa wararka ka imanayay deegaankaasi ay sheegayeen in khilaafaad xooggan oo u dhexeeyay isaga iyo odayaasha deegaanka uu meel xun gaaray.
Khilaafaadkan ayaa lagu soo waramayaa inay salka ku hayaan samaynta maamul ku meel-gaar ah oo kala wada howlaha dekedda Kismaayo. Halkaas oo lagu soo warramayo in indhowaalaba ay ku xanninbnaayeen doonyo iyo maraakiib u siday shixnado kala duwan ganacsatada deegaanka. Iyadoo shixnadahan iyo gaddiidka sidaa i ay kala yimaadeen east afrika, carabta iyo dekedaha ganacsi ee Puntland.
Wasiirka gashaandhiga ee dowladda federalka Col. Barre Aadan Shire ayaa isagu muddo sidood sano ah saciimul xarbi (warlord) ahaan ku xukumayay deegaanka Jubbada Hoose. xilligaas oo isaga, Yusuf Mire Seeraar iyo Goobaanle ay wakiil meesha uga ahaayeen maamulkii dhul-boobka ku dhisnaa ee sida khasabka ah uga talinayay Shabeellada Dhexe kaas uu madaxda ka ahaa Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde). Maamulladaan oo ay ummaadda Soomaaliyeed ka dheregsan tahay qaabdhaqankoodii iyo macaamilaadkoodii dadkii deegaannadii ay khasabka iyo xoogga ku heysteen ee Shabeellada Dhexe, Banaadir, Shabeelada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose.
Ambabaxa wasiirka ayaa lagu macneeyay inay ka dambeysay cabasho duqowda deegaanka Jubbada Hoose ay u direen Prof. Cali Maxamed Geeddi, ra'iisul wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo isagu markaa dabadeed faray wasiirka inuu howlihiisi shaqo u yimaado halka golaha wasiirada dowladdu ku sugan yihiin ee Muqdisho. Wasiirka ayaa waxaa loo malaynayaa in safarkiisa uu ku weheliyay Xildhibaan Xiddig oo isaguna in dhowaalaba si nabadoonimo ah ugu sugnaa deegaanka Jubbada Hoose.
Maleeshiyaad ku sugan deegaanka oo isugu jira kuwo deegaanka ka soo jeeda iyo kuwii wasiirka gaashaandhiga uu kala yimi gobolka Gedo oo aan iyagu weli la qaramayn ayaa sidoo kale la faray inay iska xaadiriyaan xeryaha lagu qorayo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
OMG,
This is the best news so far. Wuxuu bartay Cambihii, Babaaygii iyo Mooskii, dekeddi iyo Airportigii uu iska dhuuqayay oo cid ka daba hadashan aany jirin.
This is what happens when someone comes from hot, dusty barren lands and they come to cool places then they taste the fruits, see the natural beauty Allah have bestowed upon these ppl, they will never go back unless confronted and forced

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3807
- Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
[quote="Nabeela"][quote="Sir-Luggoyo"]OMG,
This is the best news so far. [/quote]
Don't pop up the Pepsi just yet, this is nothing more than a cheap propaganda.
[/quote]
Yareey, adigu Barre Huuraale shaqo kuma lihide ka leexo.
COSTA,
XoogSade waa askari he doesn't know anything about how things work from grassroots. Hadduu rabaa inuu ku abuuro meesha qaxooti ka soo cararay kuleylkii Balanbale iyo Garbahaarey.
Kismayo is for reer Kismayo
This is the best news so far. [/quote]
Don't pop up the Pepsi just yet, this is nothing more than a cheap propaganda.
[/quote]

Yareey, adigu Barre Huuraale shaqo kuma lihide ka leexo.
COSTA,
XoogSade waa askari he doesn't know anything about how things work from grassroots. Hadduu rabaa inuu ku abuuro meesha qaxooti ka soo cararay kuleylkii Balanbale iyo Garbahaarey.
Kismayo is for reer Kismayo
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3807
- Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm
[quote="Sir-Luggoyo"]
Yareey, adigu Barre Huuraale shaqo kuma lihide ka leexo. [/quote]
Kir iyo kut baan ku idhi
Lord, Kismayo is a cursed city, I don't even know why some people are obsessed with that city, it doesn't make sense.

Last edited by Nabeela on Thu Jan 11, 2007 3:40 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3807
- Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm
[quote="Nabeela"][quote="Sir-Luggoyo"]
Yareey, adigu Barre Huuraale shaqo kuma lihide ka leexo. [/quote]
Kir iyo kut baan ku idhi
Lord, Kismayo is a cursed city, I don't even know why some people are obsessed with that city, it doesn't make sense.
[/quote]
We are not talking about NY or London here are we?
F8ck Kismayo I say. let the Hartis and Bajuns have it.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 200 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 5 Replies
- 827 Views
-
Last post by mrhunter1
-
- 12 Replies
- 206 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 14 Replies
- 1597 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 21 Replies
- 2582 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 18 Replies
- 196 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 19 Replies
- 1408 Views
-
Last post by BlackRain