Aamiin Dhaha...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Aamiin Dhaha...

Post by kambuli »

1. Ilaahow dalkeena iyo dadkeena badbaadi.

2. Ilaahow Cabdilaahi Yuusuf Iyo Geeddi adigaa og oo arka waxa uurkooda ku jira ee u qarsoon, haddii ay shar Somaali la rabaan Ilaahow naga qabo oo guuldaro gacanta u geli. Haddii ay wanaag la rabaan Somaalina guul gacanta u geli.

3. Ilaahow ICU adaa og oo uurkooda og wixii ku jira, haddii ay wanaag Somaali la rabeen badbaadi oo ka badbaadi cadow soke iyo mid shishieba.Guulna gacanta u geli.

4. Ilaahow wixii Somaali ku dhex jira ee raba oo jecel inay isku shuf beelaan, adaa arkee iyaga balaayada sii.

5. Ilaahow quluubta Somaaliyeed isu keen.

6. Ilaahow Somaali bar waddaniyad waxa ay tahay.

7. Ilaahow qalbigooda ka saar qabiilka ku daxaleystey...

8. Ilaahow cadowga naga xooga badan naga qabo...

9. Ilaahow dawlad sharf leh oo diin leh naga yeel...

10. Ilaahow soo hanuuni inta habowsan ee Somalinet ka buuxda hadh iyo habeena ku mashquulka ah kala fogeynta Somaali....

Ugu dambayn Ilaahow Somaalida iyo reeraha ku geeriyoodey dagaaladan cusub u naxariiso, khaas ahaan kuwa masaakiinta ah ee aan dagaal ku jirin cidna ku duulaanka ahayn... Masaakiintaas Ilaahow waan u danqaday eh adigu u naxariiso.... Sad
User avatar
Ashlee
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9351
Joined: Fri Nov 04, 2005 11:49 am
Location: The night is darkest just before the dawn. And I promise you, the dawn is coming.

Post by Ashlee »

ameen.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”