Magaalada Baydhabo oo ay ka socota abaabul mooshin xilka loogu qaadayo Shariif Xasan.
Muqdisho, Talaado 16 January 2007 Simba Radio
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay ayaa waxaa hareeyay hadal heynta ku saabsan inuu socdo mooshin la doonayo in la horgeeyo Baarlamaanka Somalia kaasoo xilka looga qaadayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqore oo warasi gaar ah ay la yeelatay Idaacada Simba ayaa waxaa uu sheegay in isagu shaqsi ahaan ka warqabin mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka soomaaliya Shariif Xasan sheikh adan e ku aadan in lagu sameeyo xil ka qaadis balse waxaa uu shaaca ka qaadan in hadal heynta mooshinkaasi ay tahay mid si weyn ugu badan dadka magaalada Baydhabo.
Cusmaan Cilmi Boqorre aya shaaca ka qaaday in hadii uu baarlamanka soo Gudbiyo mooshinkaan ka dhanka ah Gudoomiyaha Baarlamanka ay noqon doonto sida uu sheegay in uu ku eyn doono xilkii uu ka hayay Baarlamanka.
Boqore ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in safarada uu Gudomiyaha Baarlamanka Federaalka soomaaliya ku tagayo wadamo ka mid ah caalamka in uu yahay mid isaga u gaar ah aysan ahayn mid ay wax ka ogyihiin mas'uuliyiinta sar sare ee Dowlada federaalka soomaaliya.
Boorre ayaa tilmaamay in dastuurka Baarlamanka Federaalka uu qeexayo in hadii Gudoomiyaha Baarlamanka mudo laba bilood ah ka maqnaado shaqadii baarlamanka uu ku weynayo sida uu sheegay xilkiisii.
Hadalkaani ka soo baxay Boqore ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa iyadoo shalay magaalada Baydhabo uu shir jaraaid ku qabtay Geedi kaasi oo ay saxaafada wax ka weydisay mooshinkaani ku aadan xil ka qaadista la doonayo in lagu sameeyo Shariif Xasan waloow uu ka gaabsaday inuu arintaasi ka hadlo, bale uu sheegay inuu ka maqlay Saxaafada qaarkood.
Simba Media Center, Muqdisho Somalia.
Email: simba@simbanews.com
Motion to Fire Sheik Sharif Xasan Underway ...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 40 Replies
- 4477 Views
-
Last post by Shirib
-
- 1 Replies
- 1165 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 19 Replies
- 3095 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 17 Replies
- 2646 Views
-
Last post by IZNOGOOD
-
- 9 Replies
- 1113 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 266 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 47 Replies
- 4821 Views
-
Last post by xidigow
-
- 29 Replies
- 2231 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 13 Replies
- 1745 Views
-
Last post by Oba
-
- 17 Replies
- 961 Views
-
Last post by musika man