"Dowladdu Muqdisho kuma tegin baryo ee awood ayay ku tagtay, Dowladna sideeda waa in laga cabsadaa"ayuu yiri Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi oo sheegay in Dowlado Soomaaliya loo soo dhisay ay shaqeyn waayeen kadib markii ay kooxo hubeysan ka hor yimaadeen"
And then...:-
""Hadallada ka soo yeeraya Dalalka Caalamka qaarkood ee ku hadaaqaya in wada hadallo lala yeesho Maxkamadihii Islaamka waa kuwo aan macno ku fadhin oo la iska yiri, waxaana is-weydiin leh halkee joogaan Maxkamadaha wada hadallada lala gelayo"ayuu yiri Ra'iisal Wasaare Geedi"
And finally...
""Maxkamadihii Islaamka waxay sheegeen in ay Salaadda Ciidda ku Tukanayaan Magaalada Baydhabo balse Dowladda Federaalka ayaa Salaadda Ciidda ku Tukatay Magaalada Muqdisho"
