Ethiopians Pulled Out From Hiiraan, Mudug & Jubba Region

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
muslim-man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5500
Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

Ethiopians Pulled Out From Hiiraan, Mudug & Jubba Region

Post by muslim-man »

Ciidamada Xabashida ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay isu diyaarinayaan in ay ka baxaan dalka, iyadoo ay jiraan goobo ay haatan ka baxeen kaddib markii dhinacyo badan uu culeys xoog leh ka soo food saaray.

17/01/07 (onkod.com).

RaÂ’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa qaar ka mid ah warbaahinta caalamka u sheegay in ciidamadiisu ay bilaaben in ay ka baxaan dalka Soomaaliya oo ay xoog ku qabsadeen, isla markaana aanay sugeynin inta ay ka imaanayaan ciidamada dalalka Afrika, iyadoo warar hoose ay soo sheegayaan in ay soo dedejiyeen ka gadaal markii ay ku soo xoogeysteen jabhadii ka soo horjeeday xukuumadiisa qaldan iyo iyadoo uu cabsi ka soo wajahday dhinaca dowladda Eritareya oo uu dagaal kala dhaxeeyo.

Waxaa ilaa iyo haatan la xaqiijiyay in ciidamada Itoobiyaan ee ku sugan gobolka Mudug ilaa cirifka koonfureed ee gobolka J/hoose in ay xer xeranayaan qalabkoodii militeri oo ay ka baxayaan dalka Soomaaliya, iyagoo ilaa iyo haatan la xaqiijiyay in ay isaga huleeleen gobollada Galgaduud, Mudug iyo Hiiraan, waxayna isugu soo urureen goobo gaar ah sida Muqdisho, iyadoo wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in wixii Kismaayo ka koofureeya ay ciidamadaasi ka soo baxeen, Kismaayana uu ka jiro dhaqdhaqaaqa bixitaankooda.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Post by Cawar »

^^Shouldnt that make you happy??

Doesnt this contradict what the rest of you were saying?? Somalia way u damaatay...Ethiopia will never leave...etc etc??

You should at least give credit to the TFG...so far they are keeping their promises....good or bad.. Very Happy
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Very Happy
User avatar
Bazuuka
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 424
Joined: Thu Sep 01, 2005 11:02 am

Post by Bazuuka »

We need Ethiopians troops untill African peace keepers will come and thats the way it will be

Melez was playing diplomatic game yesterday yeah
and Habasha will stay with us in a very long long time

I wish .....one day ...Somalia &...Somaliland...&...
Ethiopia ...who are one nation :::think ....African power Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

viva la abbysinia
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Post by musika man »

ethiopian troops will pull out, and we will have a government. better things is we will become democracy and accountability. never again dictatorship in the name of religion, tribe or ideaology and the oppression of minorities. like somaliland majority isaaqs elected riyale, from a minority tribe, if somalis want peace they have to ellect the minorities as their president and prime minister. we promise to be better than riyale.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”