Page 1 of 4

Sheik Sharif of the UIC CAPTURED !!!!

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:13 am
by AbdiWahab252
The Sheik Sharif of the UIC was captured trying to sneak into Kenya.

Gudoomiyaha golaha fulinta ee Maxaakiimta Islaamka oo la sheegay inuu galay gacanta Ciidamadda Kenya .halkee laga qabtay Sheekh Shariif?

Muqdisho , Arbaco, Jan, 17, 2007 Waaga Cusub


Wararka laga helayo Sirdoonka dalka kenya waxay tibaaxayaan inuu u gacan galay Gudoomiyahii golaha fulinta ee Maxkamadaha Islaamka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ,inkastoo aysan wali Jaraa'idka dalkaas wax xoga helin.

Sirdoonka kenya iyo kuwa Mareykan ah ayaa ku sir waramay inay hogaamiyaha Maxkamadaha ka qabteen degaanka Wajeer Kenya,hadana u gudbiyeen Magaaladda Nairobi,si su-aalo looga waydiiyo halka ay ku dambeeyaan Sheekh Xasan Dahir Aweys,Aadan Xaashi Cayroow,C/Raxman Sudani,Fazul Abdalla iyo Saleh Ali Saleh Nabhani oo ka mida ragga ay baadigoobayaan Mareykanka laguna eedeeynayo qaraxyadii lala beegsaday Safaaradaha Mareykanka iyo Hotelka Paradise ee Yahuuda ku lahayd Mombasa.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa mudadii u dambeeysay wuxuu ku sugnaa degaanka Jooraha ee ku dhaw xaduudka kenya,waxaana la rumeeysan yahay inuu yahay hogaamiye shacbiyad badan leh ,walina loolan awoodeed ku dhex leh masraxa Siyaasadda Soomaaliya. Dowladda Kenya waxay hore magan galyo u siisay Madaxweyne Siyaad Barre oo ay dejisay hotelka Safaripark 8 may 1991-dii balse waxay Marxuum Siyaad dalkeedda ka masaafurisay bil kadib markii xoogaga USC -da ku hanjabeen inay weerarayaan kenya hadii uu Siyaad ku sii sugnaado.

Dowladda kenya waxay laba todobaad ka hor qabatay ganacsadaha wayn ee ahaa maalgeliyaha Maxaakiimta ninka lagu magacaabo Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo uu wehliyay wiil uu dhalay oo isagana Maxkamadaha ka ahaa Xoghayaha Maaliyadda. Sheekha Mayalka adag ee lagu magacaabo Xasan Dahir Aweys ayaan la ogeeyn dalka iyo degaanka uu ku sugan yahay laakiin ilaha xog ogaalkaa waxay tilmaamayaan inuu isaga baxay dalka oo ku sugan yahay Qaahira.

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:15 am
by EMINEM.
OW GOD i hope this is fake Mad

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:16 am
by AbdiWahab252
EMINEM:

Its true.

The guy was captured.

He showed no mercy to those he help defeat: UIC chased after Qanyare when he fled to his village, Qeybdiid after he fled to the village

So, its all karma. Laughing

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:19 am
by muslim-man
AW,

This was first reported by the AP and there's absolutely no truth in it. I watched Sh. Shariif give a live interview to Al-Jazeera Arabic three days ago & he didn't seem like he was about to run to Kenya knowing they'll be waiting for him at the border.

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:21 am
by AbdiWahab252
Muslim-Man:

That is what he said.

The man will face what Qanyare faced Laughing

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:22 am
by Cawar
I remember Qanyare saying something like..:

Anigu waan toowba keenay mugga... Laughing Laughing

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:24 am
by AbdiWahab252
Cawar Laughing

The UIC sent out an assasination squad to kill Qanyare who was sitting in his tuulo nursing his sour feet. This was the man who gave up without a major fight

Those fockers never had any mercy for their enemy and as such will never receive mercy.

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:27 am
by muslim-man
AW,

That loony bin musika man has been posting this news from the AP on this site for the past two days, Bullocks!

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:30 am
by EMINEM.
itis true godd damnit !!
http://allafrica.com/stories/200701170345.htm

anyway ethiopians leaving the country, sharif getting captured, C/Y fleeing Mogadishu what the world is coming to Laughing

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:31 am
by AbdiWahab252
Muslim-Man:

U seem to be a rational person. What terms would the rational wing of the UIC accept to join the Somali political process & acquire seats in government ?

Would you accept being an opposition party with seats in parliment & cabinet ministers ?

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:35 am
by Cawar
AW

Even that option is not available to the ICU right now..

mm

You didnt..but I knew that somalis were neither Afgahanis nor Iraqis when it came to being faithful to one ideology...other than qabil of course..

They would give away anyone in no time..

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:36 am
by AbdiWahab252
Cawar, Why is not ?

If the UIC want to be a part of the process, why can't they ?

Hardline mentality is what broke the UIC & will do the same to the TFG.

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:37 am
by Cawar
You have to have something in order to get something...

You tell me what does the ICU have now???

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:38 am
by Steeler [Crawler2]
Abdi is quite correct.

Posted: Wed Jan 17, 2007 10:40 am
by AbdiWahab252
Cawar:

Thousands of disgruntled supporters who feel maligned and those folks can/are going to become INSURGENTS.

They can make life very uncomfortable for the TFG.

I say don't make a deal with Aweys, or Ceyroow or the other extreme elements but throw Shiek Sharif and Caddow a lifeline as they were in the camp for negotiations with the TFG.