READ IT IF YOU WANT ....I DONT CARE LESS
Posted: Wed Jan 17, 2007 4:55 pm
waxaan ogaaday 4 shay markaas ayaan aduunka ka zaahiday
Asalaamu calaykum wr wbr......
waxa la waydiiyey Xassan Al- Basri waxyabaha uu aduunka uga zahiday
waxa uu yidhi waxaan ogaaday 4 shay markaas ayaan aduunka dhan ka zaahiday
1 ) waxaan ogaaday in Risiqa Ilaahay i qoray qofkale aanu cunayn markaas ayaanan isku mashquulin
2) waxaan ogaaday in Shaqada aniga lay diray in aanu qofkale samaynayn markaas baan anigu isku mashquuliyey
3) waxaan ogaaday in Ilaahay i daalacanaayo oo og yahay waxaan samaynaayo oo dhan markaas baan ka xishooday in Ilaahay igu arko aniga oo ku jira macsidiisa
4) waxaan ogaaday in ay isugayso dhimasho markaas baan diyaarsaday sahaydii aan Ilaahay ku qaabili lahaa maalintaas
http://www.aflax.net/sisters/modules.ph ... icle&sid=6