Page 1 of 1
WHY SHEEKH SHERIIF GAVE UP?
Posted: Thu Jan 18, 2007 7:03 pm
by Bazuuka
Posted: Thu Jan 18, 2007 7:12 pm
by eyes-only
He didnÂ’t seek refuge in Kenya. Stop making up things about our Amiir.
As for Sh. Dahir Aweys, he is a mujahid with honours. May Allah protect him. Nothing you say will change that!
<p.s> I hope you get killed on the spot!
Posted: Thu Jan 18, 2007 7:16 pm
by Bazuuka
Posted: Thu Jan 18, 2007 7:23 pm
by eyes-only
^^^^^War wax mataqaanid naga aamu
They havenÂ’t arrested himÂ…they lied about even him being there. One minute they claim they captured a leader, the next they claim he escaped from them and that they almost caught him.
The whole thing is a lie, nothing true about it at all. The UIC leaders are still out there fighting and regrouping. The Amiir is not a fighter by profession but he is unlikely to be giving himself in like that.
May Allah protect the UIC leaders.

Posted: Fri Jan 19, 2007 5:01 am
by Steeler [Crawler2]
Eyes
Put a fork in the ICU because it's done. It is time for them to play their last chip - a termination of hostilities in return for a seat at the table.
Posted: Fri Jan 19, 2007 5:22 am
by highclass
[quote="MAD MAC"]Eyes
Put a fork in the ICU because it's done.[/quote]
What makes you think they are done?
Posted: Fri Jan 19, 2007 5:23 am
by Lacageylacag
Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed Sheekh shariif Sheekh Axmed (Xafidahullaah) oo beryahani dambe lasoo sheegayay in uu galay Gacanta Cadowga ayaa beenoobay Arrintaasi. Sheekh Shariif oo Xiriir deg deg ah ay la sameysay Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya ayaa waxa uu sheegay in Ilaaheey Mahadii uu Nabad qabo isla markaana aysan jirin cid qabatay isaguna uu kusugan yahay Gudaha Dalka Soomaaliya.
Waxa uu sidoo kale sheegay Sheekha in Shacabka Soomaaliyeed uu ugu hambalyeynayo Muqaawamada ay kala horyimaadeen Tikreegii soo duulay iyo daba dhilifyadiisii, wuxuuna ugu baaqay in Hawlaha lasii wado.
Mar aan ka codsanay Sheekh Shariif in Wareysiga isaga oo Cod ah aanu ka qaadno ayuu sheegay in xilligani uusan munaasib aheyn lakin waqtiyada soo socda uu Shacabka Soomaaliyeed kala Hadli doono Warbaahinta Inshaa Allaah.
Hadalka Sheekh Shariif ayaa ka dambeeyay kadib markii Toddobaadkani horraantiisii ay Wargeysyada Kenyanka ahi ay soo daabaceen in Sheekh Shariif uu galay Gacanta Cadowga Ilaaheey taasi oo iminka beenowday, waxaana Arrimahani isaga o faah faahsan dhowaan soo bandhigi doonta Xarakada wax iska caabinta ee Dhulka Hijrooyinka Inshaa Allaah.
Posted: Fri Jan 19, 2007 9:20 am
by *Faithful