Page 1 of 2
Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Posted: Mon Jan 22, 2007 5:44 pm
by eyes-only
Sheekh Shariif oo la xaqiijiyay in Dalka Kenya uu kusugan yahay ayna u yeereen Mareykanka Wada Xaajood awgii.
-----------------------------------------------------------------------------------
Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed (Xafidahullaah) ayaa Maanta Markii ugu horeysay lagu arkay Magaalada Nairobi isagoo bad qaba, wuxuuna halkaasi aaday todobaadkii hore halkaasi oo ay uga yeereen MasÂ’uuliyiin katirsan Dowladda Kuffaarta ah ee Mareykanka.
Sheekh Shariif ayaa kusugan iminka hotel kuyaalla Magaalada Nairobi halkaasi oo Ammaankiisa Sheekha si aad ah loogu sugayo, wuxuuna Sheekha Warkiisa soo baxay kadib markii Ilo Diblumaasiyadeed ay sheegeen in ay Warar hoose ke heleen Dowladda Kenya.
Shacabka kudhaqan Guud ahaan Dunida ayaa si aad ah ugu farxay in ay maqlaan meelna ku hubiyaan Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyagoo sheegay in ay wal wal kuheysay halka uu Sheekha kusugan yahay lakin iminka ay si aad ah u qanacsan yihiin.
-------------------------------------------------------------
What do ya'll think?
Posted: Mon Jan 22, 2007 5:47 pm
by Cawar
Isniin, January 22, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Axmed ayaa la sheegay in Hotel ku yaala Magaalada Nairobi ay ku ilaalinayaan Ciidamo Mareykan iyo Kenyan isugu jira.
Wakaaladda Wararka AP ayaa shaacisay in uu Shiikh Shariif Shiikh Axmed isu dhiibay Saraakiil Mareykan iyo Kenyan isugu jira kadib markii uu in muddo ah ku sugnaa xadka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Posted: Mon Jan 22, 2007 5:48 pm
by foolxume2005
Posted: Mon Jan 22, 2007 5:50 pm
by eyes-only
Cawar, he's there for talks.
Do you think Ghedi being there as well is significant or coincidental?
I think theyÂ’re going to be having talks soon. He has already had talks with the Americans.
Posted: Mon Jan 22, 2007 5:51 pm
by COSTA
Posted: Mon Jan 22, 2007 6:00 pm
by Cawar
"Wakaaladda Wararka AP ayaa shaacisay in uu Shiikh Shariif Shiikh Axmed isu dhiibay Saraakiil Mareykan iyo Kenyan isugu jira kadib markii uu in muddo ah ku sugnaa xadka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya. "
I didnt write this..

But like I said many times the TFG welcomes any moderate from the ICU..actually that was their plan in the beginning, untill the hard core and the Munaafiqs like Indo Cadde hijacked their appeal.
Posted: Mon Jan 22, 2007 6:01 pm
by eyes-only
COSTA qabiilka maha ka saar.....
He is marti in a hotel being guarded by Americans. If he was under arrest he wouldnÂ’t be in a hotel protected by Americans.
Plus the Americans made it clear they want him included in reconciliation talks. The EU also put that as a condition for funding of AU troops. He is there for talks no doubt.
IÂ’m just wondering if he is going to have talks with Ghedi traitor now in Kenya...because it appears that way.
Posted: Mon Jan 22, 2007 6:03 pm
by DawladSade
Posted: Mon Jan 22, 2007 6:06 pm
by Alluring
Eyes-only, actually believes what comes out her mouth.
Posted: Mon Jan 22, 2007 6:12 pm
by eyes-only
The sheikh is doing what best suits the UIC cause. The war is far from over and will take many formsÂ…the ideology will always be there but right now since the Ethiopians are on their way out the aim is to re-establish peace for his people and as such the UIC is taking steps to bring back peace to their public and join the reconciliation political process which they opened for the TFG long ago. Since the condition of Ethiopian withdrawal is being approached and widely agreed, there is no reason why the sheikh canÂ’t engage in talks to find a way forward.
He is far too important to die fighting a military war against American fighter jets and Ethiopian tanks.
may Allah protect him and all the other mujahideen

Posted: Mon Jan 22, 2007 6:13 pm
by fagash_killer
Miskiin, I feel sorry for him

Posted: Mon Jan 22, 2007 6:14 pm
by Alluring
You mean
May Allah protect him for he is ABGAAL.
Posted: Mon Jan 22, 2007 6:25 pm
by kambuli
Many people believe that this Shiekh had good intentions...If that was true may Allaah save him.
Posted: Mon Jan 22, 2007 7:16 pm
by Kramer
Sheikh Shariif gives peace a chance --by meeting his enemies face to face in Nairobi Hotel!
USA wants sheikh shariif to head this Government --otherwise Americans won't support TFG.
USA did a research in somalia --and found out that 80% of somalis don't like Abdullahi yusuf and wouldn't elect him as a president ---instead they want sheikh shariif
Posted: Mon Jan 22, 2007 7:20 pm
by Cawar