3 TFG(ethiopian spies) killed in Mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

3 TFG(ethiopian spies) killed in Mogadishu

Post by Lacageylacag »

Wararka ka imaanaya dagaanka Suuqa Xoolaha oo beryihii dambe oo dhan ay ka socotay howlo iska caabin ah oo looga hortagayo ciidamada Itoobiya ee mara wadadaas ayaa waxay sheegayaan in halkaas saakay lagu dilay saddex nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay warka u gayn jireen ciidamada Itoobiyaanka ah.

Nimanka la dilay ayaa ah kuwo laga yaqaanay dagaanka, waxana la sheegay in beryihii dambe oo dhan ay ku hagayeen ciidamada Itoobiya howl galadii ay ka samaynayeen dagaanka. Ma jirto cid ku cadayn karta eedayntaas, inkastoo aan lala sugin cadaymo iyo maxkamad oo si degdeg ah go'aan looga gaaray laguna dilay halkaas. Dhacdadaan ayaa noqon doonta mid walwal ku abuurta dadka la shaqeeya Itoobiyaanka oo wararka u geeya, waxana laga war sugayaa jawaabta ay ka bixiyaan dadka ay u dhasheen nimankaas iyo ciidamadi Itoobiyanka ahaa ee ay u shaqayn jireen, waaba haddii ay jiraane.
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Post by Steeler [Crawler2] »

A further spiral into violence is what we should expect. A return to 1992 status, with lower violence levels sustainable due to limited supplies of ammunition.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Post by Karbaash_killa »

good
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: 3 TFG(ethiopian spies) killed in Mogadishu

Post by xoogSADE14 »

[quote="Lacageylacag"] Ma jirto cid ku cadayn karta eedayntaas, inkastoo aan lala sugin cadaymo iyo maxkamad oo si degdeg ah go'aan looga gaaray laguna dilay halkaas[/quote]

typical mooryaans, and you wonder why we say you guys deserve to be housed in the zoo.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: 3 TFG(ethiopian spies) killed in Mogadishu

Post by Lacageylacag »

[quote="xoogSADE14"][quote="Lacageylacag"]

typical mooryaans, and you wonder why we say you guys deserve to be housed in the zoo.[/quote]


Who are the "we"?
The Tigre parasites?

Why do you act as if you fought a war and won?
Are you Tigre? where do you come in?

The TFG brought the Ethios and they spy for it.
What evidence do you need?
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: 3 TFG(ethiopian spies) killed in Mogadishu

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="Lacageylacag"]

Why do you act as if you fought a war and won?

?[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

That is the million $ question that no one has an answer for.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”