LooL@Lil cutie, you will be working in the buffet, cunto section nooh. Don't stuff yourself too much tho
Babygal bal buraanburkaan baan kuugu tuuri
Gabadha sinsinaanta iyo suuraheeda wacan
Sidii Samsameey hooyadaa macaan noqo
Damiin kuma guursan iyo dugaag aan wax baran
Ubax kasoo baxay dhulkiyo aaraan baad tihiin
Ayaatiinkuuna ha ahaato kii abshira