Falalka burcadnimo oo ku siyaadaya gobolka Sh/dhdexe

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Hydra
Posts: 96
Joined: Sat Jun 25, 2005 5:49 am
Location: In SiErRa MiSt QuEnChInG mY tHiRsT

Falalka burcadnimo oo ku siyaadaya gobolka Sh/dhdexe

Post by Hydra »

Somaliweyn Media Center (SMC) Jowhar 24/01/07

Laba ruux ayaa ku dhaawacantay ka dib markii rag burcad ah ay rasaas ooda kaga qaadeen Gaari kuwa rakaabka h oo marayay halka loo yqaan Xaanshooleey oo in ka yar 8 Kmitir dhinaca waqooyi ka xiga Degmada Jowhar .

Gaarigaan oo Noociisa ahaa Disco ayaa ku sii jeeday Magaalada Muqdisho isagoo ka yimid Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya.

Werarkaan lagu qaaday Gaarigaani ayaa lagu sheegay Iin raga Burcada ah ay ka qaaateen Ilaa Lix malyan oo Shilinka Somaliga h iyo Ta;eefonada Gacan qaadka ah sida ay SomaliWeyn u Xaqiijiyeen qaar ka tirsan Rajkaabka saarnaa Gaarigaasi.

Falkani Burcadnimo ee ka dhacay Degaanka Xaanshooleey ayaa ah mid si bareer ah maalin cad loogu dhacay iyadoo inta badan Burcada ay wax dhici jireen Habeenkii oo kaliya. Dadka Dhawaca soo gaaray ayaa waxaa iminka la soo dhigay Isbitaalka Intersoos ee Degmada Jowhar iyadoo iminka lagu Dabiibayo.

Waxaa isa soo taraya werada Burcadnimo ee loo geysanaya Dadka socotada ah iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay rag burcad ah ay Baarteenn ilaa dhowr gaari oo safar ah kuwaasi oo qaarkood rakaabka ku geeriyoodeen.

Guud ahaan Falalkani Burcadnimo ayaa waxaa ay ku soo beegmayaa Xili maalmo ka hor ilaa 221 askari oo dhacad u ahaa Max,ed Cumar Xabeeb Max,ed Dheere lagu wareejiuyay Dowlada Federaalka KMG ah mana jirto Ciidamo amaanka Suga oo lagu soo badalay ,

Dowlada Federaalka KMG ah ayaa dhowaan u soo Magacwday magaalada Jowhar Taliyaha Xabsiga oo kaliya mana jiraan Mas,uuliiyin kale oo loo soo magacaabay Gobolka taasi oo ah tan ay burvcada ka faa,iideysanayaan.

Ciidamo ka tirsan Maamulka Gobolka ayaa Bilaayay Dhaq dhaqaa Amaanka ah ,waxaana isa soo tarayo walwalka ay Ganacsatada iyo Darwalada ay cabsi xoogan ka qabaan maritaankla wadooyinka,

Laba ruux ayaa ku dhaawacantay ka dib markii rag burcad ah ay rasaas ooda kaga qaadeen Gaari kuwa rakaabka h oo marayay halka loo yqaan Xaanshooleey oo in ka yar 8 Kmitir dhinaca waqooyi ka xiga Degmada Jowhar .

Gaarigaan oo Noociisa ahaa Disco ayaa ku sii jeeday Magaalada Muqdisho isagoo ka yimid Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya.

Werarkaan lagu qaaday Gaarigaani ayaa lagu sheegay Iin raga Burcada ah ay ka qaaateen Ilaa Lix malyan oo Shilinka Somaliga h iyo Ta;eefonada Gacan qaadka ah sida ay SomaliWeyn u Xaqiijiyeen qaar ka tirsan Rajkaabka saarnaa Gaarigaasi.

Falkani Burcadnimo ee ka dhacay Degaanka Xaanshooleey ayaa ah mid si bareer ah maalin cad loogu dhacay iyadoo inta badan Burcada ay wax dhici jireen Habeenkii oo kaliya. Dadka Dhawaca soo gaaray ayaa waxaa iminka la soo dhigay Isbitaalka Intersoos ee Degmada Jowhar iyadoo iminka lagu Dabiibayo.

Waxaa isa soo taraya werada Burcadnimo ee loo geysanaya Dadka socotada ah iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay rag burcad ah ay Baarteenn ilaa dhowr gaari oo safar ah kuwaasi oo qaarkood rakaabka ku geeriyoodeen.

Guud ahaan Falalkani Burcadnimo ayaa waxaa ay ku soo beegmayaa Xili maalmo ka hor ilaa 221 askari oo dhacad u ahaa Max,ed Cumar Xabeeb Max,ed Dheere lagu wareejiuyay Dowlada Federaalka KMG ah mana jirto Ciidamo amaanka Suga oo lagu soo badalay ,

Dowlada Federaalka KMG ah ayaa dhowaan u soo Magacwday magaalada Jowhar Taliyaha Xabsiga oo kaliya mana jiraan Mas,uuliiyin kale oo loo soo magacaabay Gobolka taasi oo ah tan ay burvcada ka faa,iideysanayaan

Ciidamo ka tirsan Maamulka Gobolka ayaa Bilaayay Dhaq dhaqaa Amaanka ah ,waxaana isa soo tarayo walwalka ay Ganacsatada iyo Darwalada ay cabsi xoogan ka qabaan maritaankla wadooyinka,


C/kariin Cumar Macallin (Aaloos)
SomaliWeyn Jowhar
aaloos5@hotmail.com
Somaliweyn Media Center
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”