Khamiis, January 25, 2007(HOL): Xabiibo Cilmi oo ka mid ah ganacsatada Qaadka iibisa Suuqa Xamarweyne ayaa sheegtay in ay dhac u geystaan maalin kasta dad ku labisan dharka cagaaran ee Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo carrabka ku dhufatay in maalihii tegay laga qaadanayay Qaadka tiro badan iyo 8 Taleefoon oo nooca gacanta lagu qaato ah.
Xabiibo Cilmi waxay intaas ku dartay in ay rumeysan yihiin in waxa maalin kasta dhaca u geysta ay yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka, bacdamaa ay wataan dharkii Dowladda iyo weliba qoryo u gaar ah dowladda, waxayna caddeysay in mar ay la xiriireen masÂ’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ay u sheegeen in ay dacwad soo qortaan, caddeymana la yimaadaan.
Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Cali Saciid Shiikh Xasan oo arrintaas wax laga weydiiyay ayaa sheegay in aaney soo gaarin wax cabasho ah, wuxuuna caddeeyay in haddii ay cabashadaas soo gaarto ay wax ka qaban doonaan.
Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia.
TFG Mooryaan Rob Qat Sellers In Mogadishu!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 833 Views
-
Last post by Beenaale_No1
-
- 5 Replies
- 373 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 4 Replies
- 817 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 9 Replies
- 849 Views
-
Last post by miskeen86
-
- 0 Replies
- 478 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 3 Replies
- 453 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 11 Replies
- 717 Views
-
Last post by Muhammad bin Harti
-
- 10 Replies
- 731 Views
-
Last post by Young_Dave
-
- 3 Replies
- 305 Views
-
Last post by ahmad guray