eyes
ma kula tahay in adoo Ceydha habaarkaada shaqeeynaayo?
KK
actually tuugaas waxaa soo qabtay ciidamada xooga dalka soomaaliyeed, guutada 2aad ee uu Col. A/llahi Sheikh Ismail Fartaag xukumo.
what goes around, comes around. shan nin buu naga dilay in COLD BLOOD dee maantana asagii baan wajiga ka gubnay lugta bidixna digaandigaha ka dhignay.