Qofka bani aadamka ihi, waa inuu leeyahay meel loogu soo hagaago; Col, nabad iyo dhexdhexaad... Adiga mid aan kaaga tashado waan garan waayey..Sidaa darteed fadlan dhig magacayga.... Haddii aan wax kaa sitana ii sheeg...
Qolyo meesha ka caytama oo marba magac soo qaata, gartay mowqofkooda, meel aan ugu soo hagaagana gartay, laakiin adiga ilaa iyo hadda ma garan meel aad igala qaaday... so leave me alone...Kaftankaaga ma rabo, hadalkaaga ma rabo, inaan kula caytamo ma rabo, ma I amaan gelin gartaa?
War yaa Ilaahay yaqaan, waxaan maqli jirey Nacas iyo naagaba nin ay legdaan kama kacaan.... You just need to leave me alone..
Thanks

