Hounslow West London 2005.
Abdi Mohammed Siraad, waa nin 30yr. from Dhagaxbuur. Sida qaalibka ah dadka area Hawd ka yimaadaa waad ogtihiin siday af-soomaliga qani ugu yihiin.
Abdi wuxu guursaday gabad single mother ah oo ka ilbaxsan. Gabadhaasi
Abdi waxay u guursatay markay ogaatay inuu yahay nin wanaagsan dhaqan suuban. inta ka dhimana la yarehe jaf jafi karo.
Bil ka dib ayaan cabdi waraystay:-
Lafo-Lafo: Abdi warka isii
Abdi: ku siiyey "Nimco"
Lafo-Lafo: waka ii bal balaadhi
Abdi: Waxaan la arag lana Maqal
Lafo-Lafo: soo daa
Abdi:

Lafo-Lafo: plzzzzzzzzzz
Abdi:Show Gaalada bilaash ayaan ula yaabi jiray markay afka afka isu geshaan.
Lafo-Lafo: Maxaad ka dareentay
Abdi: Nimco
Lafo-Lafo:Magaceed nimcadaas
Abdi: Afkoo afka laysu gasho Afsoomaliga waxaan u hayaa magac cusub
Lafo-Lafo:soo daa
Abdi:.........
.
.
Dear forumers. do you want know that word?