------------>MAGAC BIXIN<----------
Posted: Tue Jan 30, 2007 2:37 am
Sheekadan intaadan akhriyin waa inaad ka waynaataa 24yr. plzzzzzzzzz.
Hounslow West London 2005.
Abdi Mohammed Siraad, waa nin 30yr. from Dhagaxbuur. Sida qaalibka ah dadka area Hawd ka yimaadaa waad ogtihiin siday af-soomaliga qani ugu yihiin.
Abdi wuxu guursaday gabad single mother ah oo ka ilbaxsan. Gabadhaasi
Abdi waxay u guursatay markay ogaatay inuu yahay nin wanaagsan dhaqan suuban. inta ka dhimana la yarehe jaf jafi karo.
Bil ka dib ayaan cabdi waraystay:-
Lafo-Lafo: Abdi warka isii
Abdi: ku siiyey "Nimco"
Lafo-Lafo: waka ii bal balaadhi
Abdi: Waxaan la arag lana Maqal
Lafo-Lafo: soo daa
Abdi:
Igadaa ha i qod qodinee
Lafo-Lafo: plzzzzzzzzzz
Abdi:Show Gaalada bilaash ayaan ula yaabi jiray markay afka afka isu geshaan.
Lafo-Lafo: Maxaad ka dareentay
Abdi: Nimco
Lafo-Lafo:Magaceed nimcadaas
Abdi: Afkoo afka laysu gasho Afsoomaliga waxaan u hayaa magac cusub
Lafo-Lafo:soo daa
Abdi:.........
.
.
Dear forumers. do you want know that word?