Tigre/Cayr coliation to replace TFG and EPLDF
Posted: Tue Jan 30, 2007 10:45 am
A meeting is going on in Addis between the Tigre and Cayr tribes.
A Tigre will be top leader with Cayr deputy. Somalia and Ethiopia will become one country.
ADDIS-ABABA (Soomaalinews) Beesha Cayr, oo ka mid ah Beelaha ugu waaweyn Soomaalida iyo Beelaha Tigreega Ethiopia, ee taladada wadankaasi haya, ayaa la qorsheynayaa in ay kullamo muhiim ah ku yeeshaan Magaalada Adis-Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.
Wasiirka arrimaha Dibadda ee Ethiopia Siyum Masfin, oo marti-qaadka kullankani fidiyey, ayaa lagu wadaa labada dhinac ay kulamadooda si wen iskula meel dhigaan marxaladda uu haatan dalku marayo iyo sidii ay Beesha Ceyr taageero balaaran u siin laheyd Dowladda meel ku gaarka ee Ethiopian-ku si dabar-ka riix ah ku keeneen caasimadda.
Beesha Cayr, ayaa kullan ay siyaasiyiinta, wax-garadka io culumaa'udiinkoodaba ku qaateen Muqdisho, waxa ay si cad ugu shaacisay inaysan marnaba la shaqayn doonin C/laahi Yuusuf maadaama uu horay u diiday inuu la shaqeeyo Xukuumadii Dr. C/qaasim Salaad Xasan iyo maamuladii kale intaba.
Lama shaacin xilliga rasmi ah ee uu kullanku qabsoomayo, iyadoona Magaalada Adis-Ababa lagu casuumay ilaa 14-Xubnood oo isugu jira Culamaa'udiin, Siyaasiyiin, waxgarad, Odayaal, Aqoonyahano, ka tirsan Beesha Cayr, oo sida uu qorshuhu yahay ay is hor fariisan doonaan mas'uuliyiin ka socota Beesha tigree e Ethiopia.
Tigreega, ayaa waxaa hogaamiya Meles Zenawi, oo si weyn uga celceliya in Beesha Ceyr ay tahay Argagixiso maadaama ay iyadu laheyd fikradii unkida Maxkamadaha Islaamka Somalia.
Xafiiska Wararka Soomaalinews
Muqdisho.