Wasiirkii Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland oo geeriyooday

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Wasiirkii Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland oo geeriyooday

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

Wasiirkii Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland oo geeriyooday Crying or Very sad

Hargeysa (Ogaal)- Wasiirkii Dhaqankii iyo Dalxiiska Somaliland Md. Cismaan Cali Bile, ayaa maanta ku geeriyooday Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.
Alle ha u naxariistee Md. Cismaan Cali Bile, oo ahaa Wasiirkii Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland, oo in muddo ah xanuunsanayay, ayaa duhurnimadii maanta ku geeriyooday Cusbitaalka gud ee Magaalada Hargeysa, oo uu jiifay intii dambe.
Wasiirka waxa isla maanta lagu aasi doonaa Xabaalaha Qaranka ee Magaalada Hargeysa.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Post by LiQaaye_TDH »

Illahay uu naxariisto, isaga iyu waxii muuslin ahba......
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

ILAAHAY naxariista jano ha ka waraabiyo AAMIIN.
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Post by biko »

Illahay uu naxariisto
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Post by Somaliman% »

allah ha u naxariisto insha allah
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

Alla ha u naxariisto __Aamiin
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

Ilaahay ha u naxariisto
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Post by Sakhraan »

Allahu yarxama

SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE
User avatar
gedo_gurl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9333
Joined: Sun Sep 14, 2003 7:00 pm
Location: Habartaa Buufkeed....!
Contact:

Post by gedo_gurl »

Ilaaheey ha u naxariisto naftiisa iyo ciddiisa ba.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”