Wasiirkii Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland oo geeriyooday
Posted: Tue Jan 30, 2007 3:25 pm
Wasiirkii Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland oo geeriyooday
Hargeysa (Ogaal)- Wasiirkii Dhaqankii iyo Dalxiiska Somaliland Md. Cismaan Cali Bile, ayaa maanta ku geeriyooday Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.
Alle ha u naxariistee Md. Cismaan Cali Bile, oo ahaa Wasiirkii Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland, oo in muddo ah xanuunsanayay, ayaa duhurnimadii maanta ku geeriyooday Cusbitaalka gud ee Magaalada Hargeysa, oo uu jiifay intii dambe.
Wasiirka waxa isla maanta lagu aasi doonaa Xabaalaha Qaranka ee Magaalada Hargeysa.