Page 1 of 1

Qule-Qurac

Posted: Fri Feb 02, 2007 2:17 pm
by DawladSade
Heshiis baan kula galaynaa walaalo rose

Re: Qule-Qurac

Posted: Sat Feb 03, 2007 7:36 pm
by Qaarxiye
waryaa majirtid bro

Re: Qule-Qurac

Posted: Sun Feb 04, 2007 10:54 am
by Kalashnikov
[color=#008080][/color]

[i][/i]

DAWLAD-DHILLO U KNOW HOW TO DISS PEOPLE AND THEN APOLOGISE LIKE A love. AMA AFEEF HORE LAHAAW AMA ADKEEYSI DAMBE

Re: Qule-Qurac

Posted: Wed Feb 07, 2007 10:20 am
by Qule*Qurac
Dowladsade, anigu heshiis idinka dooni maayo balse waxaan idinka codsanayaa raali galin buuxda in la siiyo beesha aan ka dhashay ee Reer Dalal Diini oo loo geeystay, aflagaado xun, caay, xaqiraad, eeddeyn, xaasidnimo, xumaan, diradiraalenimo iyo dacaayado aan la soo koobi karin oo rakhiis ah. Marexaan ayeeyna u tahay taas ceeb iyo sharaf dhac! Marka, ka fiirsada waxaad sameyneysan oo ku hadleysaan.

Intaan xumaantayada meesha ku soo qori laheyn, waxaa ka wanaagsan oo ka haboon waxa mid waliba ku fiicanyahay in laga hadlo oo la qoro si marwalbaba aan midaas u raacno oo midnimadeena, wadajirkeena iyo wanaageena aan u ilaalsano oo ku dhaqano.