Page 1 of 2

Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 11:51 am
by LAFO-LAFO
are you joking?

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 11:56 am
by 1nemansquad
Qaldaaan wiiiiiiiif, are you joking?

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 11:57 am
by Navy9
Location: I began high-calorie foods to help me put weight on. ... Poor Child Smile

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 11:59 am
by kambuli
Lafo,

So you know Qudhac Dhallaan? Laughing

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 11:59 am
by Lil_Cutie..
[quote="Navy9"]Location: I began high-calorie foods to help me put weight on. ... Poor Child Smile[/quote]

Location: United States of Aliens


Poor you. Shocked

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:00 pm
by 1nemansquad
Err'badhi check my location. That's wus-up Smile




<<< ..

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:01 pm
by Lil_Cutie..
[quote="1nemansquad"]Err'badhi check my location. That's wus-up Smile

<<<[/quote]




Ala ohhh yeeh. Laughing Is he talking to you markas?

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:04 pm
by LAFO-LAFO
Qhudhac dhalaan
Mardhawayd waxaad gabadh yar ugu sheekaynaysay ayaan iga qoslisay Laughing
.
.
.
.
Navy_9

Don't worry baby, I've recently gained weight and romance Cool

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:06 pm
by 1nemansquad
yeah Lil, i think he is. Am not sure thou Laughing

LAFO, what is that? Laughing maxaa ugu sheekeynayey?

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:07 pm
by LAFO-LAFO
Kambuuli
Of course, dhulkaasoo dhan intaan geel ku raacay ayaa dhu dhutiyuhu noogu heesi jireen

Hj jaran
Rabi kuma jeclee jaran
Kuwa uurka lagu sido iyo
wax caynkaasoo kale ah

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:12 pm
by LAFO-LAFO
Qudhac Dhalaan
Adigoo howd ku dhashay, oo heeli iyo caano geel kusoo koray, qurbahana hada joogay 15yr. ayaad rabtaa inaad hablaha yar yar ka dhaadhiciso inaad tahay teenage.
Runt u sheegoo ku dheh waxaan ahay adult teenage lagu dhiibay Laughing

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:14 pm
by Navy9
[quote="LAFO-LAFO"]Navy_9

Don't worry baby, I've recently gained weight and romance Cool[/quote]


oo laa laa, good 4 u mate, congratulations Smile

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:16 pm
by LAFO-LAFO
Navy_9
I love girl from gebilay Cool

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:18 pm
by 1nemansquad
[quote="LAFO-LAFO"]Qudhac Dhalaan
Adigoo howd ku dhashay, oo heeli iyo caano geel kusoo koray, qurbahana hada joogay 15yr. ayaad rabtaa inaad hablaha yar yar ka dhaadhiciso inaad tahay teenage.
Runt u sheegoo ku dheh waxaan ahay adult teenage lagu dhiibay Laughing[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing

I never said i was a teenager yaan is-aflagaadeyn ninyow, waan ka xanaqaa waxaas.

Tankale, i was only told that Qudhac Dhalaan is the birth place or my father as well as dagaanka lafta aan kadhasey maahine, i haven't been to anywhere near it, going there soon insha'allah though

Laughing


Navy, salaam Smile

Re: Qudhac Dhalaan

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:20 pm
by Navy9
[quote="1nemansquad"][

Navy, salaam Smile[/quote]

Salaam 2 u too dear brother Smile


Lafo-Lafo:

Really! oo laa laa. Gabiley rocks Laughing