reer Caabudwaaq?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
reer Caabudwaaq?
Meesha wax reer Caabudwaaq ahi ma joogaan? Reer Gedood baa xaaran nagu qabsaday maalmahaan. 
-
Alta Vista [Bot2]
- SomaliNetizen

- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
Re: reer Caabudwaaq?
big up to the reer Siyaad xusein xaafad
- Qule*Qurac
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1267
- Joined: Fri Nov 05, 2004 11:22 am
- Location: *Caabudwaaq*
Re: reer Caabudwaaq?
^^magaalo madaxda marexaan ee galgaduud ayaa laga hadlayay, qabiil lagama hadleyn!
Da-lal, ina adeer, reer caabudwaaq waa ey joogaan balse intuba waa caruurti xamar ku dhalatay...
Da-lal, ina adeer, reer caabudwaaq waa ey joogaan balse intuba waa caruurti xamar ku dhalatay...
Re: reer Caabudwaaq?
Coolpoison
Reer Siyaad Xuseen ma xaafad beey C.Waaq ku leeyihiin oo u gaar ah?
Qule*Qurac walaashiis this section should be live as well like others.
Qule*Qurac walaashiis this section should be live as well like others.
- Qule*Qurac
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1267
- Joined: Fri Nov 05, 2004 11:22 am
- Location: *Caabudwaaq*
Re: reer Caabudwaaq?
Dalal, maad naga deeysid waxaas, koleyba war xuma iyo qabyaalad waxaanan eheyn soo kordhini maayaane, ilameeyna ahan inuu ku jiro mid caabudwaaq waligi arkay (includuing myself, but atleast it's my ultimate goal to go there).
walaal hadaad caabudwaaq soo aragtay, iiga sheekey. Hadu ilaahey yiraahdo, waxaan jeclahay inaan soo booqdo soon.
walaal hadaad caabudwaaq soo aragtay, iiga sheekey. Hadu ilaahey yiraahdo, waxaan jeclahay inaan soo booqdo soon.
Re: reer Caabudwaaq?
CABUDWAAQ IYO CANO-GEEEEEEEEEEEEL....THE BEST PLACE TO BE..
war heede reer gedohu waa inaan kaso tagne..weyba na gumeysteen meesha kulaha don't get too comfortable..caku caqli reer gedo
wali from now on...we should only make topics in galguduud and jubbada hoose forums..no more gedo section for us Sade Bari okay?

war heede reer gedohu waa inaan kaso tagne..weyba na gumeysteen meesha kulaha don't get too comfortable..caku caqli reer gedo
Re: reer Caabudwaaq?
qule 
sadeboi are you trying to be sarcastic?

sadeboi are you trying to be sarcastic?
Re: reer Caabudwaaq?
REER CABUDWAAQ IN DIZ PLACE FOR SURE YALLLLLLLLL

-
classicrich
- Posts: 11
- Joined: Wed Jun 20, 2007 4:00 pm
Re: reer Caabudwaaq?
How sad, i cant go again this year!
-
Mareexan-QueeeN
- Posts: 4
- Joined: Wed Jan 09, 2008 7:20 am
- Location: Gedo !! . Beled-Hawo . !!
Re: reer Caabudwaaq?
Biiig uuuup 2 Cali Dhare & Reer Dini
Re: reer Caabudwaaq?
War Caabduwaaqii aad sheegesiin marabnee, orod Cabuuwaaqiina aada, oo aaba ku soo noqon Gedo, anigana Baardhere baan moos ku cunaa, lool...
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: reer Caabudwaaq?
Murax ''Gedo for lyfe!!'' dheh lool
<<----Straight from Cabudwaaq :)
<<----Straight from Cabudwaaq :)
Re: reer Caabudwaaq?
Precious Dyme,
Will You come with me?
Will You come with me?
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: reer Caabudwaaq?
looooooool, Murax where??
Re: reer Caabudwaaq?
^^
Anywhere.
Anywhere.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 689 Views
-
Last post by snoop12
-
- 5 Replies
- 625 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 33 Replies
- 3010 Views
-
Last post by Jimbie
-
- 5 Replies
- 422 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 0 Replies
- 266 Views
-
Last post by Nomand
-
- 29 Replies
- 1890 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 5 Replies
- 1509 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 6 Replies
- 941 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 8 Replies
- 619 Views
-
Last post by Ducaysane_87
