Burao Bridge completed..........pics
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Burao Bridge completed..........pics
GUDIDA HAWLAHA ISKAA WAX U QABSO
EE GOBOLKA TOGDHEER – BURCO
Date: 07/02/2007
WARBIXIN KU SAABSAN BIRIIJKA BURCO & MAHADNAQ LOO CELINAAY0 DADKII SAMAYSKIISA KA QAYBQAATAY:
A. HORDHAC:
Dhismaha Biriihjka Cusub ee Burco waxa si rasmi ah loo dhagax dhigay dhismihiisa 10/6/2004 iyada oo loo qorsheeyey in lagu fuliyo mashruucan balaadhan iskaa wax u qabso.
Fikradan dhismaha biriijka oo bilawgiisii hore dad badan ugu muuqtay riyo iyo dhalanteed ay adag tahay fulintiisu isla mar ahaantaana aanay jirin waqtigaas
Cid toosa oo miisaaniyada dhismihiisa ku baxaysa balan qaaday , hase yeeshee iyada oo lagu xisaabtamayo maalka, maskaxda iyo muruqa Reer Somaliland, gaar ahaan Reer Togdheer marka laysu geeyo ilaahayna lala kaashado waxaa la aaminay in mashruucan khayriga ee baahidu keentay uu fuli karo lana dhamays tiri karo.
Inkasta oo dhismaha Biriijku uu soo maray marxalado badan oo kala duwan dhowr jeerna lacag la’aan awgeed isu taagay, hadana Illaahay mahadii maanta oo taariikhdu ay tahay7/2/2007 wuxuu marayaa heer gebogebo ah,waxaana xaqiiqoobay himiladii shacabka reer S/land ee ay horseedeen dadwaynaha reer T/dheer taasoo ahayd in wax badan la qabsan karo hadii laysu geeyo maskaxda iyo muruqa iyo maalka .
Iyada oo Ilaa Cidii Ramadan biriijka ay manaafacaadsanayeen dadka iyo xooluhuba oo uu furnaa, maanta oo arbaco ah ayaa si rasmi ah loogu furayaa biriijka in ay maraan gaadiidku.
Hadaba munaasabadan qaaliga ah ee furitaanka Biriijka Gudida Iskaa Wax U Qabso ee Gobolka Togdheer, waxay aad iyo aad ugu mahadnaqaysaa dhamaan cidkasta oo ka qayb qaadatay si toos ah si dadban labadaba Dhismaha Biriijka cusub ee Burco, Waxaa gudidu si gaara ugu mahadnaqaysaa:
Dawladda Somaliland, Labada shirkadood ee wadaniga ah Dahab shiil iyo Indha-deero &sons doorka lama ilaawaanka ah ee ay ka qaateen iyo maalgelinta badan ee ay ugu tabaruuceen dhismaha Biriijka Cusub- Burco.
Sidoo kale Waxaa xusuus lama ilaawaan ah mudan doorkii shariifka ahaa ee ay qaateen jaaliyadaha dibada gaar ahaan jaaliyada reer S/land ee Uk ka dib Markii maalgelintii u badnayd ee gudaha wadanka ka soo baxday ay dhamaatay waxa dhismaha Biriijka ku yimi hakad weyn bishii 12/2005. taas oo sababtay in qaylo dhaaan iyo wefdi gudigu ay u direen Dalka Indiriiska. Waxa nasiib wanaag dhismihii Biriijka mar labaad dardargeliyey dad ka mida Jaaliyada Reer Somaliland ee UK waxaana tabarucaadkii ay soo ururiyeen ay suurta gelisay in la dhamays tiro labadii qabcadood ee dhismaha Biriijka ka dhinaa.
Gudida Iskaa Wax U Qabso ee Gobolka Togdheer, waxay mar labaad mahadnaq badan u celinaysa oo aanay ilaawi karaynin sida wadanimada iyo walaaltinimadu ku dheehan tahay ee ay dadka Reer Somaliland ee degan UK u soo dhawaayeen, una marti geliyeen weftigii, isla markaana sida hagar la’aanta ah u aruuriyeen lacagtii lagu dhamaystiray labadii qabcadood ee dhismaha Biriijka ka qabyada ahaa.
Qaybta Farsmada Dhismaha Biriijka:
Cinwaanka: Burao New Bridge
Goobta Biriijka: Burao – Somaliland
Cida fulisay: Gudiga iskaa wax u qabso T/dheer
Dhererka Biriijka: 82 m
Balaca Biriijka: 9.47 m
Wadada gaadhigu marayo: 7.10 m
Lacagta lagu qiimeeyayBirijka
iyo wadooyika madaxyada $480,000
Qiimaha hada uu marayo: $ 504,899.7
Kharashka shaqada hadhsan $50,000
Shaqooyinka u dhiman Biriijka
Iyada oo guud ahaan uu dhamaday Biriijku lana mari doono laga bilaabo manta 07/2/07 hadana waxaa jira arimo lagama maarmaan ah in biriijka loo sameeyo lacagna aan loo haynin waxa ka mida ah oo ugu muhiimsan isku xidhkii Biriijka iyo wadooyinka laamiga ah ee hareeraha ka xiga , dhismaha difaaca labada madax iyo Biyo saarida(rain water drainage)
B. Maalgelinta dhismaha Biriijka:
Shaxdan Hoose waxa ay tilmaamaysaa maalgeliyayaasha dhismaha Biriijka Burco ee tabaruca lagu dhisay iyo qolo waliba inta ay bixiyeen
Maalgelinta Gudaha:
1. Shirkada Marxuumkii Cabdi Cawad Cali “Alle ha u naxariistee†$ 60,000
2. Shirkada Dahabshiil $ 72,000
3. Dadweynaha Reer Togdheer, Burco $ 36,511
4. Dadweynaha Reer Hargeysa iyo Hargeysa Local NGOs $ 25,517
5. Dawladda Somaliland $ 200,000
Sub-total $ 394,028
Maalgelinta Guud Ee Debada:
Maalgelinta Reer Saudi Arabia:
1. C/laahi Muuse Axmed (Ina Lule), Jiddah $ 5,000
2. Reer Saudi Arabia waxay mashaariicda iskaa wax u qabso
Togdheer u soo direen 14,500, waxaanu Biriijku ka helay $ 6,500
Sub-total $ 11,500
Maalgelinta Reer Emirate:
1. Dadka Reer Togdheer ee Emirate, lacag Biriijka ay alaab
Ugu iibiyeen $ 1,800
2. lacag ay soo direen $ 3,000
Sub-total $ 4,800
Maalgelinta Reer Denmark:
1. Dadka Reer Somaliland ee Denmark $ 3,791
Maalgelinta Reer UK:
1. Dadka Reer Togdheer ee London $ 32,385
2. Reer Liverpool $ 7,100
3. Reer Sheffield $ 20,747
4. Reer Bolton $ 3,000
5. Reer Cardiff $ 12,000
6. Reer Manchester $ 3,285
7. Reer Birmingham $ 11,806
8. Reer Leicester $ 457.76
Sub-total $ 90780.7
Isugeynta guud ee maalgelinta ilaa hadda gudida gacanteed soo
Gaadhay gudo iyo dibadba waxay dhan tahay $504,899.7
Qiimyntii hore ee Biriijka
Dhismaha Biriijka iyo isku xidhkiisa labada madax waxa lagu qiimeeyey markii hore
$ 480,000. Maadaama dhismaha Biriijku socday sadex sanadood oo wax dhiman, waxa aad isubedelay qiimihii alaabta dhismaha ee Biriijka loogu baahnaa sida sibidh, birta, looxa iwm sidaa daraadeed ayaa Biriijka qiimihiisu hada marayaa 504,899.7$ welina dhismihii ay ka hadhsan tahay lacag dhan 50,000$
Gebogebo:
In kastoo marka laga bilaabo 07/02/2007 Biriijkii la maraayo, haddana waxay Guddidu ugu baaqaysaa dadka khayrka iyo horu marka dalkooda jecel ee Reer Somaliland gudo iyo debadba inay dhamaystiraan inta yar ee ka hadhsan dhismaha Biriijka Cusub ee Burco.
GUDIGA FULINTA DHISMAHA BIRIIJKA
1) Yaasiin Muxumed Cabdi (Guddoomiye)
2) Maxamuud Aadan Dheri (G/Xigeen)
3) Cabdillaahi Daahir Jaamac(C/baashe) (Xoghaye)
4) Maxamed Xuseen Aadan (Khasnaji)
5) Sh. Cali warsame (Xubin )
6) Faysal X. Yuusuf Aadan (Xubin)
7) Eng Saleebaan Nuux (Xubin)
Eng. Faarax Xuseen Axmed (Xubin)
9) Aar Saxardiid Ismaaciil (Xubin)
10) Xirsi Maxamed Cilmi (Xubin)
11)Jaamac Cabdi Maxamed (Jaamac Ganafcade) (Xubin)
12) Xassan Caalin (Xubin)
13) Nuux Cabdi Jaamac (Xubin)
14)yuusuf cabdi cawad

mAANSHA ALLAH 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Burao Bridge completed..........pics
war maad walantahay maad is la hadlaysa
anay way burco wey dhaqaaqday burco waa magaalo
the best
anay way burco wey dhaqaaqday burco waa magaalo
the best
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Burao Bridge completed..........pics
Maye waan isu duceynaya....
Burco Wey Tagta, HabarJeclona wey tagtay.........

- 'Idris bin Axmed
- SomaliNetizen
- Posts: 256
- Joined: Sat Feb 17, 2007 3:59 pm
- Location: Ceerigabo, Somaliland
Re: Burao Bridge completed..........pics
masah'allah Habar Je'lo

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Burao Bridge completed..........pics
i love habarjeclo goob goob dhashay
khalid 5
khalid 5
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: Burao Bridge completed..........pics
lool
!
Look at the picture where the skinnies went on top of the "U-D" and hundreds of skinnies are running towards the same direction
. It looks like if the UN Humanitarian Agencys has brought them couple of lbs of rice and medicine
Nikka ya'll know, this picture is one 100% not focusing on the little wooden "bridge"! TELL THE TRUTH IIDOOR!!!
RUN run to the --------> *rice*!

Look at the picture where the skinnies went on top of the "U-D" and hundreds of skinnies are running towards the same direction

Nikka ya'll know, this picture is one 100% not focusing on the little wooden "bridge"! TELL THE TRUTH IIDOOR!!!

RUN run to the --------> *rice*!

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Burao Bridge completed..........pics
Ma gaajo Darood iyu noo maleeyay anaka...
That bridge alone cost's more then whole of Punaniland
That bridge alone cost's more then whole of Punaniland

- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: Burao Bridge completed..........pics
Even with the full support from the British, ya'll look like ya'll have been infected with H.I.V, which is definitely true
. And despite the fact that Darood have no support from the international community, we have became self-actualized, and stablized. Yet, here is iidoor, dying for hunger, can't survive without the British intervention
.
Habar jeclo(si baakhti) would ask a white british man to suuck his dyck for food, when they get hungry!.

- CrooKed-I
- SomaliNetizen
- Posts: 691
- Joined: Tue Feb 25, 2003 7:00 pm
- Location: TaLeX-CouNTY--> THe LaST DeRViSH
- Contact:
Re: Burao Bridge completed..........pics
U Call That a Bridge??? Nigga Please That Is No Shape Or Form Look Alike a Bridge.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Burao Bridge completed..........pics
yeah what ever, maybe its got the same shape as your mums punani 

- Ben Dover
- SomaliNet Super
- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: Burao Bridge completed..........pics
[quote="LiQaaye_TDH"]yeah what ever, maybe its got the same shape as your mums punani
[/quote]
Leave these niggers alone inadeer.. waxay rabaan hadal..
I mean, if they had something going on.. anything.. they should show us their little tuulos of lascanood init

Leave these niggers alone inadeer.. waxay rabaan hadal..
I mean, if they had something going on.. anything.. they should show us their little tuulos of lascanood init

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Burao Bridge completed..........pics
[quote="Ben Dover"][quote="LiQaaye_TDH"]yeah what ever, maybe its got the same shape as your mums punani
[/quote]
Leave these niggers alone inadeer.. waxay rabaan hadal..
I mean, if they had something going on.. anything.. they should show us their little tuulos of lascanood init
[/quote]
True that bro....

Leave these niggers alone inadeer.. waxay rabaan hadal..
I mean, if they had something going on.. anything.. they should show us their little tuulos of lascanood init

True that bro....

- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: Burao Bridge completed..........pics
Ben Dover, you and your little pathetic clan are so obsessed with Laascaanood,
like ya'll love it more than hargeisa and burco compined!
Dude, dream all you want, but Laascaanood, ain't yours. Burco shouldn't be yours either...and matter a fact...hargeisa was own'd by the Ogaden clan
, but the British empire at that time, drove them away from that particular region. and Burco was own'd by the Dhulbahante clan
. El afwayn was own'd by the Warsangeli clan
. The villages that the iidoor controls now have been given to them as a gift from the British forces, the same way the British has given Ogadenia to Ethiopia as a gift.
So don't even think about saying that iidoor took it by its own will, and force, with no help from the British.
Holla !!!

Dude, dream all you want, but Laascaanood, ain't yours. Burco shouldn't be yours either...and matter a fact...hargeisa was own'd by the Ogaden clan

Holla !!!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 43 Replies
- 1794 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 41 Replies
- 1900 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 20 Replies
- 1998 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 35 Replies
- 1487 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 510 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 927 Views
-
Last post by Nomand
-
- 21 Replies
- 2362 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 16 Replies
- 1034 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 4 Replies
- 395 Views
-
Last post by jalaaludin5