Muqdisho = Baghdad

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Muqdisho = Baghdad

Post by eyes-only »

Magaalada Muqdisho oo maanta qeyba ka mid ah laga maqlay dhawaqa madaafiicda iyo Hoobiyayaal


Ugu yaraan Lix qof ayaa ku geeriyootay maanta weeraro kale duwan oo gilgilay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Abaarihii 12:20 daqiiqo ee maanta ayaa qeyba ka mid ah magaalada Mqudisho waxaa laga maqlay dhawaqa madaafiicda Hoobiyaasha iyo sidoo kale hubka Baasuukayaasha kaas oo ka dhacay dhowr jiho oo magaalada ka mid ah.

Weerarkii ugu horeeyey ayaa ka dhacay hotelka Kaah ee magaalada Muqdisho halkaas oo uu ka soconayey kulan dib u heshiisiin Siminaar ah oo muddo Toddobaad socday oo guddiga dib u heshiisiinta Qaranka soo qaban qaabiyey islamarkaana ay maalgineyso hey’adda UNDP ee Qaramada Midoobay.

Weerarkaas ayaa la sheegay inau ku dhimatay hal gabar oo banaanka hotelka joogtay kaddib markii firirka Baasuukayaasha la soo riday uu ku dhacay iyadoo qaar ka mid ah Baasuukayaasha ay hareer mareen hotelkaas.

Sidoo kale ciidamada dowladda fedraalka KMG ah Soomaaliya oo jidgooyo dhigay hoteelka banaankiisa kaddib markii weerarada dhaceen ayaa halkaas ku toogtay darawal waday gaari xamuul ah kaddib markii uu soo galay goob ciidamada jidgooyada u taalay.

Weeraro kale oo is daba joog ah ayaa ka dhacay aaga Km4 iyo sidoo kale agagaarka garoonka diyaradaha ee magaalada Muqdisho.

Wiil yar oo hal sanno jir ah ayaa ku geeriyooday agagaarka Buula xuubey guri ku yaala kaddib markii Madfac ku soo dhacay iyadoo sidoo kale gabar Shan sanno jir ah ay halkaas ku dhaawacantay oo faraha ay ka go’day sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayaal halkaas tagay markii falka uu dhacay.

Sidoo kale madfac ayaa ku soo dhacay aaga suuqa xoolaha guri ku yaala waxaana ku geeriyootay gabar Sagaal sanno jir ah iyadoo sidoo kale ay ku dhaawacmeen laba gabdhood oo kale.

Sidoo kale maanta ayaa madfac waxa uu ku soo dhacay guri ku yaala agagaarka kuliyadda Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho waxaana halkaa ku dhintay wiil Sagaal sanno jir ah iyadoo sidoo kale laba qof oo kale ay ku dhaawacmeen.

Weerarada ka dhacay maanta dhinaca garonka ayaa la sheegayaa in aaney jirin wax qasaaro ah oo ay geysteen iyagoo ku dhacay irida hore ee garoonka waxaana madfac iyo hoobiyo uu sidoo kale ku dhacay biyaha Badda kaas oo ahaa mid lala beegsanayey Dekadda.

February 10-2007-HornAfrik, Mogadishu.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: Muqdisho = Baghdad

Post by Lacageylacag »

The Ethios deliberately target civilians whenever they come under fire.
They don't care. Somalis are somalis to them.
Civilians, women, children, old and young.


Ciidamada Ethiopia ayey ku eedeeyeen dadka deegaanka u dhow dhow deegaanadii ay ku dhaceen gantaallada Maanta,kuwaasoo sababaey geerida dad rayid ah oo aan waxba galas an.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo magaciisa ka gaabsadey ayaa waxaa uu u sheegey Soomaalinews.com in weerarka gantaalka uu ku soo dhacey agagaarka deegaanka Dayniille uuu ahaa mid laga soo ridey dhinaca iyo xerada Asluubta .
waxaa uu sheegey ninkaasi in halkaa ay ku geeriyoodeen dadk adeegaanka ah.

Waxaa haddaba jira digniino kale oo dadku ay iska weydiinayaan bal waxa kale ee imaan kara weerardana qaarsoodiga ah ee ay ethiopianku ku turayaan magaalada ay dadka shacabka degen yihiin.



Soomaalinews.com.



Warka@soomaalinews.com
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Re: Muqdisho = Baghdad

Post by musika man »

^^^^

if shabab ayr terrorists don't respect abgals and treat them like shiats in irak, the world would islamic or non would support them to wipe out ayrs and the ayrs wouldnt have time to run like tahir aweis and will be killed all. ayr tribal leaders are now in ethiopia begging forgiveness from the tigres. they are worse cowards than tahir aweis and indhocadde.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Muqdisho = Baghdad

Post by eyes-only »

Musika what makes you think abgaal are not fighting. All muqdisho clans are against the TFG. The few supporters have turned and this is just the start of what is to come.

We wait for ina Libaax Sanka Taabte and his militias.
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Re: Muqdisho = Baghdad

Post by musika man »

[quote="eyes-only"]Musika what makes you think abgaal are not fighting. All muqdisho clans are against the TFG. The few supporters have turned and this is just the start of what is to come.

We wait for ina Libaax Sanka Taabte and his militias.[/quote]

keep lying till all ayr are destroyed..
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Muqdisho = Baghdad

Post by eyes-only »

Musika....the 'ayr' as you put it have never feared from anyone. They fought America for Ceydiid, they are not about to submit to ina buufis yey and his xabashi who are targeting them.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: Muqdisho = Baghdad

Post by Lacageylacag »

Report from Pure Abgal Territory!!

"""Kooxda Baasuukaha soo tuurey ayaa wararku sheegayaan in iyaga oo wax wel wel ah qabin si tartiib ah goobtaa ugu dhaqaaqey."""" Great Abgals Laughing Laughing Laughing Laughing

Labba Baasuuke ayaa caawa lagu dhuftey Hotel Global, oo ah Hotelka Prof. Geeddi ku dego waqtiga uu Muqdisho joogo, Hotelkaan oo sidoo kale degaan u ah madax badan oo ka tirsan dowlada federaalka oo uu ka mid yahay wasiir ku xigeenka Gashaandhiga Salaad Cali Jeelle iyo xildhibaano kale.

Ilaa iyo hadda lama yaqaan khasaaraha uu geystey Baasuukaha lagu dhuftey Hotelka, dad goobjooyaal ahaa oo aan la xiriirney ayaa inoo sheegey in ay burburtey qayb kamid ah dhismaha hore ee Hotelka.

Kooxda Baasuukaha soo tuurey ayaa wararku sheegayaan in iyaga oo wax wel wel ah qabin si tartiib ah goobtaa ugu dhaqaaqey.

Hotel Global ayaa ku yalaa waqooyiga magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Shibis halkasoo beryahan ahayd goob degan, laakiin Qaraxa caawa Hotelka lala beegsadey ayaa magaalada Muqdisho ka dhigayaa goob aan lagu badbaadi karin!.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”