NEW ARMY CHIEF NAMED
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
NEW ARMY CHIEF NAMED
Baydhabo: Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka oo magacaabay Safiiro cusub iyo Taliyaha xooga dalka oo xilkii laga qaaday loona magacaabay Ina Libaax Sanka Taabte.
Sabti, February 10, 2007
Baydhabo(AllPuntland)- Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa magacaabay xubno cusub oo safiiro iyo Agaasimayaal isugu jira.
Kulankii shalay ee golaha wasiirada ee ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa lagu magacaabay ilaa toban xubnood safiiro ah waxaana ka mid ah mas’uuliyiinta la magacaabay jen. Ismaaciil Qaasim Naaji oo ahaa taliyaha ciidamada xoogga dalka waxaana loo magacaabay safiirka Soomaaliya ee Cumaan, Maxamed Cali Ameeriko ayaa loo magacaabay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Xasan Maxamed Siyaad Barre Safiirka Soomaaliya ee Yeman, Muuse Xersi Faahiye waxaa isna loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya Jabuuti
Sidoo kale Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo xilkii laga qaaday ayaa waxaa loo magacaabay Jen. Cabdullaahi Cali Cumar (Ina Libaax Sanka Taabte).
Magacaabistan ayaa waxaa loo gudbiyay Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya si uu u aqbalo.
Magacaabistan ayaa waxay qeyb ka tahay dadaalka uu Ra'iisul Wasaaraha ku doonayo in xukuumadda Soomaaliya lagu dar dar gelinayo iyadoo dhawaan isku shaandheyn uu ku sameeyay golaha wasiiradda dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.
Cali Sandheere
AllPuntland, Muqdisho

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: NEW ARMY CHIEF NAMED
[quote]AllPuntland.com[/quote]
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: NEW ARMY CHIEF NAMED
allpuntland has improved it self. okey its not 100% trushtfully but i trust them over pro courts sources.
Re: NEW ARMY CHIEF NAMED
Now, go get them. Eradicate the cults.
- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
Re: NEW ARMY CHIEF NAMED
[quote]Libaax Sanka Taabte[/quote]
First it was Kooshin the college drop out, now it is a internet forum adminstrator!
First it was Kooshin the college drop out, now it is a internet forum adminstrator!
Re: NEW ARMY CHIEF NAMED
- Young Royal
- SomaliNetizen

- Posts: 414
- Joined: Thu Dec 30, 2004 10:18 pm
- Location: Puntland...The Land of Punt
Re: NEW ARMY CHIEF NAMED
UD, I can tell you them half naked "geeljire" from Candhowaaq who Afweyne promoted to prominent positions in his regime got nothing on this college drop out or administrator 
Re: NEW ARMY CHIEF NAMED
Young Royal
Waa ciide? The New Army Chief?
Waa ciide? The New Army Chief?
- Spragga Benz
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1736
- Joined: Mon Jul 05, 2004 7:00 pm
- Location: ceelka bardacad, gaalkacyo
Re: NEW ARMY CHIEF NAMED
Waa Somali Carab. The former was Yemeni Somali with a Gugundhabe mother.
-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: NEW ARMY CHIEF NAMED
^ His wife was abdullahi yusuf ina adeer. That is Naaji ofcourse 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1464 Views
-
Last post by GameChanger
-
- 2 Replies
- 508 Views
-
Last post by Kees70
-
- 10 Replies
- 1160 Views
-
Last post by sahal80
-
- 17 Replies
- 96 Views
-
Last post by Voltage
-
- 2 Replies
- 459 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 568 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 4 Replies
- 434 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 13 Replies
- 1780 Views
-
Last post by oxymoron