Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Gabilay
Posts: 6
Joined: Thu Feb 08, 2007 3:11 am

Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Post by Gabilay »

maanta waxaan si toos u waydiinaysaa su aashana nimanka ku abtirsada beelaha isaaq-bari gaar ahaan habar yoonis iyo habar jeclo maxaa dhulkiina galbeedka iyo waqooyiga gobolka sool iyo gobolka sanaag u hormarin waydeen xaga waxbarasahada iyo adeega bulshada

anagu hadaanu nahay reer Gabilay dhulkayaga ama degmadayada gabilay waanu ka shaqaynaya oo iskumaanaan halayn maamulka somaliland ee hargeysa uun fadhiya

ka soo jawaaba walkaalayaal suaasha

waa Muj. gabilay-boy
User avatar
Salaan_Carabey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 335
Joined: Fri Feb 09, 2007 10:05 am
Location: Saaxil bari, Sanaag, Cayn, Sool, Hawd, Togdheer Alxamduliilah.......

Re: Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Post by Salaan_Carabey »

Nin Reer Hawd ah iya ku jawaabaya..

The reson aad horumar la gaardhen waa xagga dowlada ee meel kale oo iskin wax uu qabsaten ma jirto inader.... maalin kasta beelaha dega somaliland bari ee qurbaha jooga waxay iskuud iskaga uuruuriyan lacag faro badan oo ay dalkooda iyo magaalooyinkod ku dhisanayan, mar qurdha ma arkaysid reer galbeed oo sidaas sameynaya.....
Gabilay
Posts: 6
Joined: Thu Feb 08, 2007 3:11 am

Re: Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Post by Gabilay »

Salaan-carabay inader anagu qurbaha wali codsi um,aanan dirin, ee intayada gudaha joogta ayaa dhista degaanka iyo gobolka, idinka maxaa ku dhacay shacabkii gudaha...
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Post by LiQaaye_TDH »

Yaa hargeisa kuu dhisay? Reer burco uunba ku dhistay sxb.
Burco dadkeedi iya dhisay from magaalo ila tuulo, iskuul kasta laga dhisay, waxa dhisay dakoodi uu dhasay..
Sido Salan carbay sheegay dowlada iya ku nooshahin haddi aad reer hargeisa tahin...
Laakin se isaaaq wey inay ku barataman dhaqaalaha waayo horumar iyay ina gaardhsinaysa uun. markas waa very good question from walaalken Gabiley..........

Somaliland Ha noolato...... Cool
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Post by Ben Dover »

Not only do the reer Galbeed recieve huge amounts money from government to build up the Galbeed.. there also are lots and lots of NGOs working there and brining in hard currency + experties. The eastern parts on the other hand are said to be unstable, although peaceful, therefore the Somaliland Govt. advices NGOs to always stay in Hargeysa. The people of Sool and Sanaag are doing all they could to help laakin there only so much they could do. Not only are they expected to go about their normal day to day businesses but they're also expected to rebuild infrastructure from schools, bridges, roads, factories and everything in between. The presence of what you call Somaliland beyond Burco is so small its nigligable. I mean, can you imagine.. the other day my family were chipping in some money to build Xarunta Dawlada Hoose in Sool, thats how bad it is. Markaas you guys are only ahead of us because all of the recourses available to you which in turn attracts our own businesses and businessmen (Think Indha Deero, Ilma Xarbi..etc) there was even this big ass project done by some people from Sool, building 120 mordern houses and creating a new Xaafad, that also was taken to Hargeysa, it was called The White Sand Village.

Added to that is the fact that we are on the front lines were war is invitable at all times, little skimirishes take place on weekly bases and that creats a situation of uncertainty which keeps enterprise away.

Finally, dont forget that most of the Somaliland miniral wealth lies beneath the surface of Sool and Sanaag. Just wait till we have our peace with out neighbours and believe me, we'll take over.
User avatar
'Idris bin Axmed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 256
Joined: Sat Feb 17, 2007 3:59 pm
Location: Ceerigabo, Somaliland

Re: Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Post by 'Idris bin Axmed »

gerxajis needs a good nabadoon like those in 1990's Sad
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Post by Ben Dover »

^ What does that have to do with anything?
User avatar
Burco Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 412
Joined: Tue Jan 18, 2005 11:55 am
Location: Gobolka SooL
Contact:

Re: Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Post by Burco Boss »

[quote="Ben Dover"]^ What does that have to do with anything?[/quote]

anba abti i was scratchin me head thinkin puzzled an all
User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: Degaanka isaaq-bari ee sool iyo sanaag maxaa horumar u diida

Post by The Magnificent »

Ben Dover & Burco Boss, the reason 'Idris bin Axmed said "gerxajis needs a good nabadoon like those in 1990's " is because, they have done so many sins towards the Habar Jeclo (Si Baakhti) that it literally makes any individual Habar Jeclo (Si Baakhti) shiver in fear when it hears the name "so majaestasha, binu Yunis". I mean lets get a little flash back about Burco in 92', shall we? Cool

habar jeclo (si baakhti) got it's azz beaten to the mountains of northern Burco, further than Shiek. Habar Jeclo(Si Baakhti) had to negotiate, otherwise, they would've lost Burco, Caynabo, and Oog. Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”