Labada beelood ee kala aha Gudaani iyo fugaadhi halkaas oo cagta la mariyey Beelsha Gudaani... Sida aan ka warqabno waa libaaxyo Beesha Fugadhi... Etc etc etc
Yaabka iyo fajaca aan arkay, dad golahan ku jira ayaa shaqo ka dhigtey inay dab afuufaan oo haddii laba nin is leyso ay ku sheegaan in laba qabiil ay is leysey... Waa sida qalbigoodu jecel yahay eh... Acuudu Bilaah..
Ilaahow yaa qori afka kala dhaca dadka noocaas ah ee uu hormudka u yahay Kun-dile....Balaayo cuqdad badan... Bal muxuu ku fali dad is laaya....
